Home / Author Archives: Wararka Kulmiye

Author Archives: Wararka Kulmiye

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 27-05-2017

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 27-05-2017

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diini Farax iyo Xaawo Cabdulle Cubeyd:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:– 

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-05-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-05-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:–

Read More »

Soomaali-land oo ka walaacsan in weerar uga yimaado Soomaaliya.

Soomaali-land oo ka walaacsan in weerar uga yimaado Soomaaliya.

Hargeysa-KNN- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Maamulka Soomaali-land Sacad Cali Shire oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da ayaa faah faahiyay Sababta ay walaaca uga qabaan Cuna qabataynta dhhinaca Hubka ee laga qaadayo Soomaaliya. Wasiir Sacad ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto Maamul iyo Siyaasad aan fadhin hadii cuna qabataynta laga qaadana ay si dadban iyo si ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 1aad (27 05 2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 1aad (27 05 2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir  oo ay taaba galineyso Jaamacada Jobkey waxana Su,aalaha soo diyaariyay Dugsiga Xisaabaadka iyo Ganacsiga Adult. Maanta waxaa ku tartamay Dugsiyada SYL iyo Royal waxaa ayna Guusha Raacday Dugsiga Royal asigoo  helay 7 Dhibcood. Riix Halkaan Hoose Si aad u dhageysato Barnaamijka oo dhameystiran.

Read More »

Doon Kaluumeysi oo laga Afduubtay Biyaha Soomaaliya

Doon Kaluumeysi oo laga Afduubtay Biyaha Soomaaliya

War kasoo baxay wasaaradda difaaca dalka Kuuriyada Koofureed ayaa lagu sheegay in doon kaluumaysi oo dalkaasi laga leeyahay ay qafaasheen koox burcad badeed Soomaali ah. Warkaan oo ay baahisay wakaaladda wararka ee AP ayaa lagu sheegay in doonta la qafaashay oo ay l socdaan kaluumaysato Kuuriyaan ah ay maraysay meel ka mid ah biyaha Soomaaliya. “Doonta ayaa soo dirtay fariin ...

Read More »

QM oo sheegtay in Al-shabaab ay Halis ku yihiin Ammaanka Soomaaliya

QM oo sheegtay in Al-shabaab ay Halis ku yihiin Ammaanka Soomaaliya

Xog’hayaha guud ee Q,M Antonio Guterres oo la hadlayay xubnaha golaha amaanka ee Q,M ayaa muujiyay walaaca uu ka qabo ururka Al-Shabab oo uu sheegay in qatarta amni ee ay gaysan karaan ay sii kordhayso sida uu aaminsanyahay. Antonio Guterres oo soo bandhigay tirokoobyo laga ururshay dadka sanadkaaan ku waxyeeloobay weeraro ay Al-Shabab geysteen waxaa uu sheegay in 4,tii bilood ...

Read More »

Dowladda Turkiga oo Ciidamo aad u badan keeneysa Soomaaliya

Dowladda Turkiga oo Ciidamo aad u badan keeneysa Soomaaliya

Muqdisho–KNNDowladda turkiga ayaa shaacisay in  300 askari oo ka tirsan millateriga oo isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran ay u soo dirayaan magaaladda Muqdisho bisha August ee sanadkan Safiirka dowladda Turkiga u  fadhiya Magaaladda Muqdisho Olgan Bekar oo waraysi siiyay Jariida Daily sabax ee ka soo baxda Turkiga, ayaa sheegay in bisha september si rasmi ah loo ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Dad Xoolo dhaqto ah oo lagu dilay Goor Dhow Gobolka Mudug

War Deg Deg ah:- Dad Xoolo dhaqto ah oo lagu dilay Goor Dhow Gobolka Mudug

Saax-qurun–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saddex Qof oo Xoolo dhaqato ah lagu dilay Degaanka Saax-qurun ee Gobolka Mudug. Dableey Hubeeysan oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dhanka Maamulka Puntland ayaa Saddexda Ruux oo ahaa Xoolaleey ku dilay Tuulo Hoostagta Degaanka Saax-qurun ee Gobolka Mudug,waxaana ay dhaawaceen mid kale. Xalay ayey aheyd markii Meel u dhow ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27- 05-2017)

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27- 05-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Xasan Maxamed Aweys;- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynta Wararka:-        

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dagaalka ay kula jiraan Daacish iyo Shabaab

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dagaalka ay kula jiraan Daacish iyo Shabaab

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo  la hadlay Warbaahinta ayaa  ka hadlay Dagaalka Maamulkiisu uu kula jiro Al-shabaab iyo Kooxda Daacish. Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay in Puntland ay Dagaal kula jirto Kooxaha Daacish iyo Al-shabaab islamarkaana Dagaal ka  dhan ah Kooxahaas ay ka bilaabeen Degaanada Puntland. Kooxda Daacish ayaa sheegatay Mas’uuliyadda Qarax dhawaan ka ...

Read More »