Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 10)

Author Archives: Wararka Kulmiye

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-03–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-03–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamada:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-  

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamuud Cismaan Warsameiyo  Maxamed Qeys Xasan Maxamed:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-  

Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee Afrika ugu farxadda badan

Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee Afrika ugu farxadda badan

Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda. Waxaa sidoo kale shantaasi dal ka mid ah Algeria, Mauritius, Libya iyo Morocco. Baarayaasha diyaariyey warbixintan ayaa waxa ay darseen 155 dal, waxayna sheegeen in dadka ugu liita dhinaca farxada qaaradda Afrika in ay ku nool ...

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka 20 03 2017

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka 20 03 2017

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Caafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Daahir Guutaale Maaliki:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka qeybtiisa Caafimaadka oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (20-03-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (20-03-2017)

Muqdisho:- KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka  Galab wanagsan. Ee Maalin kasta ka baxa KNN Waxaad Ku Dhax Dhageysataan Sheekadda xubidhaba xaasid ma waayo,waxaana halkaan ka soo jeediya  Burhan Diini Faarx  iyo Farxiyo Xuseen Cali  ;- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Galab wanagsan:–

Read More »

Dad Gaajo Iyo Haraad Ugu Geeriyooday Qeybo Kamid ah Jubbaland.

Dad Gaajo Iyo Haraad Ugu Geeriyooday Qeybo Kamid ah Jubbaland.

Kismaayo–KNN– Guddiga Gurmadka Abaaraha Jubbaland oo sheegay in gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo ay ugu geeriyoodeen ku dhawaad 30 qof Abaarta iyo macluusha halkaasi kajirta Deegaannada laga sheegayo Abaaraha daran oo ay dadka ugu geeriyoodeen macluusha ayaa waxaa ka mid ah Salagle, Saakow, Bu’aale Garbahaarey iyo deegaano kale oo ka wada tirsan Jubbaland. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Nin Galabta lagu Toogtay Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir

War Deg Deg ah:- Nin Galabta lagu Toogtay Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN– Dableey Bastoolado Wadatay ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku Dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Amadi oo ka mid ahaa sida la sheegay Dadka Degmadaasi ku nool. Dableeydii Dilka Fulisay ayaa Goobta ka baxsatay. Ninka la dilay ee Magaciisa lagu soo Koobay Amadi ayaan la ogeyn illaa hadda Cida uu u shaqeeyo,waxaana halkaas gaaray Ciidamada Ammaanka.

Read More »

War Deg Deg ah:-Warqado Digniin ah Oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.

War Deg Deg ah:-Warqado Digniin ah Oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.

Muqdisho–KNN–Warqado Digniin ah ayaa lagu daadiyay Goor dhow Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho. Si gaar ah waxa loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka dambeysa iyo Digniinta ay soo direen waxay salka ku. illaa Hada Lama Oga Cida Sida rasmiga ah uga Dambeysa Warqadahaasi Daadintooda Waxaana loo maleynaayaa in ay ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{20-03-2017}

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{20-03-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Kulanka KNN:-

Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Oo Xil ka Qaadis lagu Sameeyay Iyadoona loo MagacaabayMid kale.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Oo Xil ka Qaadis lagu Sameeyay Iyadoona loo MagacaabayMid kale.

Muqdihso–KNN– Wararka aynu ka heleyno Xruunta Madaxtooyada Ayaa shegaya in Agaasimihii  Warfaafinta Madaxtooyada Shadoor Xaaji MaxamuudXilka Laga Qaaday Iyadoona Xilkaasi Loo Magacaabay C/nuur Axmed Maxamed oo Ahaa Ragii ka Qeyb qaatay Ololihii Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo. Shador xaaji oo ah nin dhalinyaro oo fir fircoon ayaa lagu wadaa in loo bedelo qeyb kale oo ka mid ah Hey’adaha dowladda, maadaama ...

Read More »