Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 145)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Dhageyso:-Galmudug oo Iskuulo badan Xireysa

Dhageyso:-Galmudug oo Iskuulo badan Xireysa

Gaalkacyo–KNN– Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka galmudug ayaa sheegtay in ay Xiri doonaan Iskuulo Waxbarasho oo ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Iskuulada oo gaaraya illaa Afar Iskuul oo ah kuwa Hoose dhexe ayey Galmudug sheegtay in Waxbarashadooda ay aad u Hooseyso islamarkaana Tayada Waxbarashadooda ay tahay mid aad u Hooseysa. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in ay ...

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22- 02-2017)

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22- 02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- HALKAN KA DHAGEYSO BARNAMIJKA FALANQEYNTA WARARKA

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxmed Axmed Tuuryare iyo Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:

Read More »

Al-shabaab oo la wareegay degaanka Camaara Ee Koofurta Gobolka Mudug

Al-shabaab oo la wareegay degaanka Camaara Ee Koofurta Gobolka Mudug

Camaara–KNN– Wararka ka imaanaya degaanka Camaara Ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay la wareegeen degaanka Camaara oo dhaca Koofurta Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Shabaab ayaa Camaara kula wareegay Dagaal la’aan sida ay noo Xaqiijiyeen Goobjoogeyaal ku sugan Degaanka Camaara. Degaanka Camaara Ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa Todobaadkii hore waxaa la wareegay Ciidan Huwan ah ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Muqdisho lagu Caleemasaarayo

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Muqdisho lagu Caleemasaarayo

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa maanta oo Arbaco waxaa lagu Caleemasaari doonaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Xafladda Caleemasaarka ayaa ka dhici doonta Xaruntii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya Ee Afisiyoone,waxaana ka qeyb geli doono Wafuud Caalami ah. Caleemasaarka waxaa imaan doona inta badan Madaxweyneyaasha Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya,iyadoo sidoo kale ay ka ...

Read More »

BBC iyo Tv-ga Kalsan oo Heshiis ku gaaray Magaalada London”Sawiro”

BBC iyo Tv-ga Kalsan oo Heshiis ku gaaray Magaalada London”Sawiro”

London–KNN–Waxaa Magaalada London Heshiis warfaafineed oo caalami ah uu ku dhexmaray Hay’ada BBC iyo Tvga Kalsan,  heshiiskan wuxuu u ogolaanayaa Bbc in ay dhexmaraan kalsantv si ay ubaahiyaan Tv cusub oo loo sameeyay laanta af soomaaliga ee BBC London. Heshiiskan waxaa kala saxiixday Agaasimaha guud ee Kalsan Khaliif Ali iyo Fran anworth oo ah Director world servise group . Waxaa ...

Read More »

Q.M. oo Dalbatay Lacago Si Aabaaraha Wax Looga Qabto

Q.M. oo Dalbatay Lacago Si Aabaaraha Wax Looga Qabto

Hay’adaha Q.M. ayaa ka dalbanaya deeq bixiyayaasha caalamiga ah lacago si loogu dar dar galiyo howl gallo caawimaad naf bad baadin ah oo laga sameeynayo goobaha ay abaaruhu ku dhufteen ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, halkaas oo malaayiin qof oo gaajeysan ay qarka u saaran yihiin geeri iyo xanuuno kale, sida aya hay’aduhu ku warameen. Shan sano ka dib, abaartii ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (21-02–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (21-02–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona: Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamada:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21=02=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21=02=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Cabdullahi Cusmaan iyo Maxamed Xasan Qeys:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (21-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (21-02-2017)

KNN Muqdisho :-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka  Galab wanagsan. Ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya  Wariyayaasha kala ah Cabdiwali Macalin Abuukar Iyo Farxiyo Xuseen Cali   Farsamadii:–Hodan Cali Maxamed Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Galab wanagsan.

Read More »