Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 2)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Roob lagu Diirsaday Oo Saakay Aroortii ka Da’ay Muqdisho.

Roob lagu Diirsaday Oo Saakay Aroortii ka Da’ay Muqdisho.

Muqdisho–KNN– Roob lagu Diirsaday ayaa Saakay Aroortii waxa Uu ka Da’ay Magaalada Muqdisho waxaana Roobkaan Sidoo kale Uu Ka Da’ay Qaar kamid ah Gobolada Dalka Isagoona Iyadoo ay Abaar Daran Kajirto Soomaaliya. Dhawaan Ayey ahayd Markii Uu Roobka Guga uu ka Da’ay Gobolada Waqooyi Isagoona aad U biyo Dhigay Goboladaasi.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka qeyb galaya Shirka Urur Goboleedka IGAD.

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka qeyb galaya Shirka Urur Goboleedka IGAD.

Nairobi–KNN–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Nairobi kaga qeyb galaya shir madaxeedka IGAD oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga Soomaaliya.   Shirkan oo horay u iclaamisay dowladda Kenya ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha qaxootiga, ammaanka iyo sidii dib loogu celin lahaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga Kenya. Madaxda IGAD ayaa khudbado la xiriira xaaladaha qaxootiga, ammaanka ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25- 03-2017)

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25- 03-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamuud Cismaan Warsame:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynta Wararka:-  

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:– Maxamuud Cismaan Warsame iyo Maxamed Axmed Tuuryare :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (24-03-2017)

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (24-03-2017)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad  habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye. Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan  iyo kaalinta Suugaanta.  Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya: Cumar xabeeb Nuur {Tijar} Farsamada Shariif Cabdulle Maxamed [Shariif Sheekeeye] ...

Read More »

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye (24=03=2017):

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye (24=03=2017):

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha   waxaana halkaan ka soo jeedinaayo :-Burhaan Diini Farax  iyo  Farxiyo Xusen Cali :- Farsamadii:Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha KNN:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamuud Cismaan Warsame iyo Farxiyo xusen Cali  :- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-    

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Wariyaha{3:00PM}{24-03-2017}

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Wariyaha{3:00PM}{24-03-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka   Kulanka Wariyaha   ee Maalinta  Jimcaha  KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maxamed Axmed Tuurtaye :- Farsamadii: Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Wariyaha KNN:-

Read More »

War Deg Deg ah: Qarax Khasaaro Geystay oo Goor Dhow ka Dhacay Maqaayada Banooda.

War Deg Deg ah: Qarax Khasaaro Geystay oo Goor Dhow ka Dhacay Maqaayada Banooda.

Muqdisho–KNN– Qaraxaan oo ahaa Mid Xoogan ayaa waxa uu Goor Dhow Ka dhacay Maqaayada Banooda oo u Dhaxaysa Taalada Xaawa Taako iyo Daljirka Daahsoon waxaana Qaraxaasi uu geystay Khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac inkastoo aan la Ogeyn Khasaaraha rasmiga Ka dhasahay Qaraxaasi. Maqaayada Banooda ayaa ah Goob ay ku badanyihiin dadka waxaana sida la sheegay xiliga qaraxa uu Dhacaayay Goobta ...

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Badbaaday Qarax Gurigiisa lasoo Hordhigay.

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Badbaaday Qarax Gurigiisa lasoo Hordhigay.

Cadaado–KNN– Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka Badbaaday Qarax loogui Diyaariyay irrida Hore Ee Gurigiisa. Xildhibaan C/llahi Cumar Oo ah Xildhibaanka ka Badbaaday Qaraxa oo La hadlay KNN ayaa sheegay in ay kusoo Wargeliyeen dadka Deegaanka isagoona Sheegay in uu Dalbay Ciidamado ka tirsan Nabadsugida waxaana Ugu Dambeen uu sheegay in ay ku  Guuleesteen Ciidamada Nabad sugida In ay ...

Read More »