Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 20)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Measles vaccination campaign launched in Mogadishu

Measles vaccination campaign launched in Mogadishu

The World Health Organization with the Federal Government of Somalia and UNICEF launched a preventative measles vaccination campaign yesterday targeting 125 000 children aged 6 to 59 months from communities of internally displaced persons (IDPs) in Banadir and Afgoye. The campaign was launched by the Deputy Mayor of Mogadishu, Director-General for Federal Ministry of Health and other government officials, in ...

Read More »

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabatay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Xeerka Isgaarsiinta Qaran

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabatay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Xeerka Isgaarsiinta Qaran

(Muqdisho, 21 Maajo 2017) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay horumarka illaa iyo haatan laga sameeyay qabyo-qoraalka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka, iyadoo arrintan ay qeyb ka tahay sidii ay bulshada qeybhaheeda kala duwan uga qeyb qaadan lahaayeen xeerka. Kulankan waxaa ka soo qeybgalay in ka badan 20 qof oo ka wakiil ah hay’adaha ...

Read More »

Isku Aadka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Tartami doona Bisha Ramadaan”Akhri”

Isku Aadka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Tartami doona Bisha Ramadaan”Akhri”

Muqdisho–KNN– Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Sameysay Isku Aadka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ku Tartami doona Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Bisha Ramadaan oo Dhawaan Bilaaban doona Haddii Alle idmo. Illaa 16 Degmo ayaa KNN Maanta ay u sameysay Qori Tuur,waxaana Guddiga tartanka ay sheegeen in Sanadkaan ay Tartanka ka maqan tahay Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir. Halkaan ...

Read More »

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka bilaabtay Gaalkacyo

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka bilaabtay Gaalkacyo

Gaalkacyo: 20.05.2017 Iyada oo Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar kamida Masaajidda Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Nadwo lagusoo dhawaynayo Bishaasi Barakaysan. Nadwadaani oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Alminhaaj Puntland ee Dacwada iyo Horumarinta ayaa waxaa loogu tala galay in Bulsha weyn Reer Gaalkacyo ay ugusoo diyaar garoobaan Bisha ...

Read More »

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-05-2017}

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-05-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee. Halkaan  ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 21-05-2017

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 21-05-2017

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cumar Xabeeb Nuur iyo Maryan Muxudiin Gacali:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:– 

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-05-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-05-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-

Read More »

War Deg Deg ah:- Ku dhawaad 60 Xildhibaan oo Mooshin ka Gudbiyay Warqad uu Qoray Madaxweynaha Puntland

War Deg Deg ah:- Ku dhawaad 60 Xildhibaan oo Mooshin ka Gudbiyay Warqad uu Qoray Madaxweynaha Puntland

Garowe–KNN–59 Xildhibaan oo kamid ah xildhibaanada gollaha wakiilada Puntland ayaa gudoonka  baarlamaanka u gudbiyey moshin ay ku cadeynayaan inay kagasoo horjeedaan warqad ka timid Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Xildhibaanadan ku midooday mooshinkaan ayaa sheegay qorshahaan kordhinta golaha wakiilada inuu yahay qorshe madaxweyne Gaas uu waji uga raadsanayo beelaha Puntland qaarkood, islamarkaana meesha looga saarayo nidaamkii uu madaxweynuhu ...

Read More »

Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya oo Iscasilay”Akhriso”

Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya oo Iscasilay”Akhriso”

War Qoraal ah oo uu soo saaray Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya C/salaan Yuusuf Guuleed ayuu ku sheegay inuu Iska casilay Xilkaas,waxaana uu u Mahad celiyay Madaxda Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya Mudadii uu la soo shaqeeyay. Halkaan Riix si aad u Akhrisato Warqadda Iscasilaadda

Read More »

Deeqo Diraac oo ku dhimatay Xabsiga dhexe ee Muqdisho

Deeqo Diraac oo ku dhimatay Xabsiga dhexe ee Muqdisho

Muqdisho–KNN– Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa Xalay waxaa ku dhimatay Deeqo Diraac Geedi oo ka tirsaneyd Al-shabaab islamarkaana Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ay Xukun Xabsi ah ku ridday. Deeqo Diraac ayaa la sheegay in ay Mudooyinkii dambe ku Xanuunsaneysay Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho,balse Xalay ay u dhimatay Xanuunka Macaanka. Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ...

Read More »