Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 3)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26- 04-2017)

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26- 04-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xasan Maxamed Aweys:- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynt a Wararka:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-04-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-04-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:–Maxamed Qeys Xasan Maxamed iyo Farxiyo Xuseen Cali  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Puntland oo Gacanta ku dhigtay Rag is Qarxin rabay

Puntland oo Gacanta ku dhigtay Rag is Qarxin rabay

Boosaaso– KNN– Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa Xalay Magaalada Boosaaso ku qabtay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa islamarkaana  ay wateen illaa Shan Nin . Taliyaha Madaxtooyada Puntland Cabdirashiid C/llaahi ayaa Warbaahinta u sheegay in Raggaan ay doonayeen in Qaraxyo Ismiidaamin ah ay ka fuliyaan Xarumaha Maamulka Ee Magaalada Boobsaaso islamarkaana Xalay laga hortagay. Taliyaha ayaa sheegay in Gaariga ay ...

Read More »

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo Cambaareeyay Xasuuqii Qaxootiga Soomaalida

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo Cambaareeyay Xasuuqii Qaxootiga Soomaalida

Qaahira-KNN- Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar Baarlamaanka Wadamada Jaamacadda Carabta ayaa si Kulul waxaa loogu Cambaareeyay Xasuuqii Xeebaha Wadanka Yemen loogu geystay Qaxooti Soomaali ah oo Doon ku Safrayay Bishii hore. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa Dalbaday in Baaritaan Deg Deg ah lagu sameeyo Xasuuqii lagu laayay Bishii hore Qaxootiga Soomaalida islamarkaana lala xisaabtamo Ciddii ka dambeysay Falkaas. ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay gaaray Wadanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay gaaray Wadanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Xalay gaaray magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga, kaddib martiqaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa Turkiga. Booqashada Madaxweynaha ayaa ah tii u horeysay ee uu ku tago Turkiga, waana safarkii 5aad ee uu dalka uga ambabaxo labo bilood kaddib markii xilka loo doortay. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (25-04–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (25-04–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamada:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (25=04=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (25=04=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Maxamuud Cismaan Warsame :- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:-

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa CAYAARAHA 25-04-2017

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa CAYAARAHA 25-04-2017

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag Qeybtiisa CaYaaRaHa waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad}:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka qeybtiisa  Cayaaraha:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (25-04-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (25-04-2017)

Muqdisho:- KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka  Galab wanagsan. Ee Maalin kasta ka baxa KNN Waxaad Ku Dhax Dhageysataan Sheekadda xubidhaba xaasid ma waayo,waxaana halkaan ka soo jeediya Abdiwali Abuukar iyo Farxiyo Xuseen Cali:- Farsamadii:- Hodan Cali Maxamed:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Galab wanagsan:-

Read More »

Turkish humanitarian aid becomes lifeline in drought-stricken Somalia.

Turkish humanitarian aid becomes lifeline in drought-stricken Somalia.

rkish aid is becoming the lifeline for people in Somalia, with aid organizations like the Turkish Red Crescent, the IHH Humanitarian Relief Foundation and the Turkey Diyanet Foundation (TDV) reaching out to those suffering from the consequences of civil war and a severe drought. Turkish humanitarian relief organizations have undertaken important steps to counter the effects of the drought in ...

Read More »