Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 30)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Afar Qof oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Qeybo Kamid ah Gobolka Mudug.

Afar Qof oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Qeybo  Kamid ah Gobolka Mudug.

Gaalkacyo–KNN– Wararka naga soo gaaraya Duleedka Koonfurteed  Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Afar Ruux ay Gaajo iyo Haraad Ugu Dhintay halkaasi. Waxaana Dadkani Dhintay In ay wax Caawinaad ah aysan helin in Mudo ah. Dhanka Kale Waxaa Magaalada Gaalkacyo Yimid Qoysas Fara badan oo ka soo Cararay Abaarta ka Jirta Deegaanadooda. Abaarta kajirta Gobolka Mudug iyo Gobolada ...

Read More »

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-03-2017}

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-03-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee. Halkaan  ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-03-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-03-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-03-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-03-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmad Tuuryare:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-

Read More »

War Deg Deg ah:-Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Maanta Xirtay qeybo ka mid ah Muqdisho

War Deg Deg ah:-Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Maanta Xirtay qeybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho–KNN– Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Gadoodsan ayaa Maanta Xiray Isgooyska KM-4 illaa Warshaddii hore ee Nac-naca ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa la sheegay in ay ka Cabanayaan Mushaar la’aan,waxaana ay Gaadiidka u diideen in ay Isticmaalaan Meelaha ay Xirteen. Ma jirto wax War ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Milatariga Soomaaliya oo ku ...

Read More »

Shir Looga Hadlaayay Amaanka Badweynta Hindiya oo ka Dhacay Maleysiya

Shir Looga Hadlaayay Amaanka Badweynta Hindiya oo ka Dhacay Maleysiya

KNN– Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Kuwala lampur ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaara Ku xigeenka Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte  Waxaana la sheegay in looga hadlay Arimaha Amaanka Badweynta Hindiya Iyo Sidii loo Joojin Lahaa ka Ganacsiga Badeecada Sharci Darada ah iyo Tahriibinta Dhalinyarada. Pro. Nuur Kaafi oo ah madaxa daraasaadka amniga iyo diblumaasiyadda ayaa sheegay in ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo amray in la bixiyo mushaarka Shaqaalaha dowladda ee bisha Janaayo

Ra’iisul Wasaaraha oo amray in la bixiyo mushaarka Shaqaalaha dowladda ee bisha Janaayo

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda ee bisha Janaayo ee sanadkan. Warqad Ra’iisul Wasaaruhu u qoray Sii Hayaha Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda la siiyo mushaarka bisha Janaayo, lagana jaro, lacago qoondo ah oo loogu tala galay abaaraha. Shaqaalaha dowladda ayaa wax mushaar ...

Read More »

Wafdi ka socda QM oo Gaaray Magaalada Cadadao

Wafdi ka socda QM oo Gaaray Magaalada Cadadao

Cadaado–KNN–Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Wafdi ka socda QM ay hadda tageen Magaalada Cadaado. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Cadaado ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,iyagoo hadda kulan kula leh Madaxtooyada Galmudug. Wafdiga ayaa waxaa ay booqan doonaan Isbitaalka Magaalada Cadadao oo la dhigay Carruur badan oo uu soo ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12- 03-2017)

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12- 03-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamuud Cismaan Warsame:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhageyso BarnaamijkaFalanqeynta Wararka:-

Read More »