Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 4)

Author Archives: Wararka Kulmiye

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (23-03-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (23-03-2017)

Muqdisho:- KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka  Galab wanagsan. Ee Maalin kasta ka baxa KNN Waxaad Ku Dhax Dhageysataan Sheekadda xubidhaba xaasid ma waayo,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax   Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Galab wanagsan:–

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{23-03-2017}

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{23-03-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini Faarax:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Kulanka KNN:-

Read More »

Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Kenya.

Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Kenya.

Nairobi–KNN–Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Dhigiiisa Dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa Shir Jaraa’id oo Wadajir ah ku Qabtay Xaruunta Madaxtooyada Dalka Kenya, Kadib Kulamo Saacado Qaaatay oo ay Yeesheen Labada Dhinac oo ay kaga Hadlayeen Arimaha Soomaaliya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo, isagoo xusay in Soomaaliya ay tahay dal saaxib dhow la ah Soomaaliya, isla markaana ...

Read More »

ICRC: Afar Bil Ayaa Naga Xigta Macluul Dhacda.

ICRC: Afar Bil Ayaa Naga Xigta Macluul Dhacda.

Hay’adda ICRC ayaa ka digtay in kaliya saddex illaa afar bil oo fursad ah la haysto si loo weeciyo macluul dhacda oo malaayin qof ku disha saddex dal oo African ah iyo dalka Yemen. Hay’addan gargaar ee dalka Switzerland ayaa sheegtay in muhiimaddu ay tahay deg deg wax u qabasho si looga hortago musiibo ka dhacda qeybo ka mid ah ...

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Soo Dhaweysay Magacaabista Gollaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka Oo Soo Dhaweysay Magacaabista Gollaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya.

Washington–KNN–Dowladda Mareykanka oo ka mid ah dowladdaha taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweysay magacaabista xubnaha cusub ee gollaha wasiirada dhawaan uu ku dhawaaqay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Sidoo kale, Mareykanka ayaa soo dhaweeyay saamiga haweenka ay ku yeesheen xukuumada cusub oo ilaa lix wasiir oo haween ah ay ku jiraan taasoo noqoneysa markii ugu horeysay oo haweenka tiro intaa la ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Ee Uhuru Kenyata Oo Kulmay.

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Ee Uhuru Kenyata Oo Kulmay.

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhiggiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi, halkaasoo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay   Labada Madaxweyne ayaa salaan ka qaatay cutubto ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Kenya, waxaana loo garaacay astaanta Qaranka ee Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa kulan albaabada u xiran yeeshay, waxaana ...

Read More »

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{23-03-2017}

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{23-03-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee. Halkaan  ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka:-

Read More »

Banaanbax Lagu Taageeraayo Gollaha Wasiirada La magacaabay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Banaanbax Lagu Taageeraayo Gollaha Wasiirada La magacaabay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Muqdisho–KNN–Banaanbax Lagu Taageeraayay Xukuumada Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasana Cali Kheyre ayaa Maanta Ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon Ee Magaalada Muqdisho Banaanbaxan oo la filyay in uu qabsoomo shalay ayaa baaqday, sababo farsamo awgeed, maanta ayuuna dhacay, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Gobolka iyo Dadweyne kala duwan oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (23-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (23-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:–Burhaan Diin Faarax iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sidda Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 2-askari.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sidda Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 2-askari.

Muqdisho–KNN–Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo C/laahi Xasan Maxamed iyo Daahir Maxamed Maxamuud. Labadan Askari ayaa lagu soo eedeeyay in ay weerar ku qaadeen saldhigga Booliska Degamada Howladaag ee Gobolka Banaadir halkaasi oo ay ku dileen Saacid Maxamuud Suufi ...

Read More »