Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 5)

Author Archives: Wararka Kulmiye

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka Habeenkii 2aad (27 05 2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka Habeenkii 2aad (27 05 2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir. Caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka X/weyne iyo X/jajab waxaa ayna Guusha Raacday Degmada X/weyne iyagoo helay 10 Dhibcood. Riix Halkaan Hoose Si aad u dhageysato Barnaamijka oo dhameystiran.  

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (27-05–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (27-05–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamada:- Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (27=05=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (27=05=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cumar Xabeeb Nuur:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:–

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 27-05-2017

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 27-05-2017

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diini Farax iyo Xaawo Cabdulle Cubeyd:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:– 

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-05-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-05-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:–

Read More »

Soomaali-land oo ka walaacsan in weerar uga yimaado Soomaaliya.

Soomaali-land oo ka walaacsan in weerar uga yimaado Soomaaliya.

Hargeysa-KNN- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Maamulka Soomaali-land Sacad Cali Shire oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da ayaa faah faahiyay Sababta ay walaaca uga qabaan Cuna qabataynta dhhinaca Hubka ee laga qaadayo Soomaaliya. Wasiir Sacad ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto Maamul iyo Siyaasad aan fadhin hadii cuna qabataynta laga qaadana ay si dadban iyo si ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 1aad (27 05 2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 1aad (27 05 2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir  oo ay taaba galineyso Jaamacada Jobkey waxana Su,aalaha soo diyaariyay Dugsiga Xisaabaadka iyo Ganacsiga Adult. Maanta waxaa ku tartamay Dugsiyada SYL iyo Royal waxaa ayna Guusha Raacday Dugsiga Royal asigoo  helay 7 Dhibcood. Riix Halkaan Hoose Si aad u dhageysato Barnaamijka oo dhameystiran.

Read More »

Doon Kaluumeysi oo laga Afduubtay Biyaha Soomaaliya

Doon Kaluumeysi oo laga Afduubtay Biyaha Soomaaliya

War kasoo baxay wasaaradda difaaca dalka Kuuriyada Koofureed ayaa lagu sheegay in doon kaluumaysi oo dalkaasi laga leeyahay ay qafaasheen koox burcad badeed Soomaali ah. Warkaan oo ay baahisay wakaaladda wararka ee AP ayaa lagu sheegay in doonta la qafaashay oo ay l socdaan kaluumaysato Kuuriyaan ah ay maraysay meel ka mid ah biyaha Soomaaliya. “Doonta ayaa soo dirtay fariin ...

Read More »

QM oo sheegtay in Al-shabaab ay Halis ku yihiin Ammaanka Soomaaliya

QM oo sheegtay in Al-shabaab ay Halis ku yihiin Ammaanka Soomaaliya

Xog’hayaha guud ee Q,M Antonio Guterres oo la hadlayay xubnaha golaha amaanka ee Q,M ayaa muujiyay walaaca uu ka qabo ururka Al-Shabab oo uu sheegay in qatarta amni ee ay gaysan karaan ay sii kordhayso sida uu aaminsanyahay. Antonio Guterres oo soo bandhigay tirokoobyo laga ururshay dadka sanadkaaan ku waxyeeloobay weeraro ay Al-Shabab geysteen waxaa uu sheegay in 4,tii bilood ...

Read More »

Dowladda Turkiga oo Ciidamo aad u badan keeneysa Soomaaliya

Dowladda Turkiga oo Ciidamo aad u badan keeneysa Soomaaliya

Muqdisho–KNNDowladda turkiga ayaa shaacisay in  300 askari oo ka tirsan millateriga oo isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran ay u soo dirayaan magaaladda Muqdisho bisha August ee sanadkan Safiirka dowladda Turkiga u  fadhiya Magaaladda Muqdisho Olgan Bekar oo waraysi siiyay Jariida Daily sabax ee ka soo baxda Turkiga, ayaa sheegay in bisha september si rasmi ah loo ...

Read More »