Home / Author Archives: Wararka Kulmiye (page 74)

Author Archives: Wararka Kulmiye

Dhageyso:- Somaliland oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogtay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag

Dhageyso:- Somaliland oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogtay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag

Ceel-afweyn–KNN– Saraakiisha Ciidamada Milatariga Somaliland ee ku sugan Degaanka Ceel-afweyn oo ka tirsan Gobolka Sanaag islamarkaana Dagaal dhimasho iyo dhawaaca Sababay uu ka dhacay Maalmihii la soo dhaafay ayaa sheegay in Xaalad Deg Deg ah lagu soo rogay Degmada iyo Dhowr Tuulo oo Hoosyimaada. Sababta Bandowga loogu soo rogay ayaa lagu sheegay in ay tahay in laga hortago Dagaal dhexmara ...

Read More »

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo la filayo in Galabta lagu dhawaaqo

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo la filayo in Galabta lagu dhawaaqo

Jowhar–KNN– Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Galabta la filayaa inuu ku dhawaaqo Golihiisa wasiirada,waxaana Maanta Mar Saxaafadda looga yeeray Madaxtooyada Hirshabeelle iyadoo Markii dambe lagu Wargeliyay Wariyaasha in Magacaabista ay dib u dhacday oo Galabta lagu dhawaaqayo. Wararka ayaa intaa ku daraya in Dib u dhaca ku yimid ay tahay Khilaaf ku aadan qaabka loo qeybsanayo Golaha Wasiiradda ...

Read More »

Dhageyso:- AMISOM oo Maanta Duqeysay Degaanka Janaale Ee G/Sh/Hoose

Dhageyso:- AMISOM oo Maanta Duqeysay Degaanka Janaale Ee G/Sh/Hoose

Janaale–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada AMISOM ay Duqeyeen Degaanka Janaale oo ay Fariisin  ay ku leeyihiin Xarakadda Al-shabaab. Duqeynta ay Fulisay AMISOM ayaa timid ka dib markii Al-shabaab ay Duqeyeen Fariisomo AMISOM ay ku leeyihiin Qeybo kamid ah Gobolka,iyagoo AMISOM ay Duqeynta ay rideen ay aheyd mid Jawaab ah. Degaanka ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (20-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (20-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Maxamed  Axmed Tuuryare iyo Maryan Janaqow Axmed :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-  

Read More »

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta  Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

MUQDISHO –KNN– Kulan ay isugu imaadeen ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee NUSOJ iyo Agaasimayaasha war baahinta Ka how gasha Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Maamulka Somaliland ugu baaqay in sii daayaan Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa. Waxaana sidoo kale ay tacsi udireen Ehelada Allaha u naxriistee  Maxamed Cumar Hagafeey oo ka tirsanaa Bahda saxaafada kaasoo dhawaan ...

Read More »

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

KIMAAYO–KNN– Wararka aynu ka heleyno deegaanka Cabdalla Biroole  oo  galbeed ka xiga Magaalada Kismaayo Ee Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka dhacay Qarax lala eegtay askar ka tirsan Maamulka Jubbaland. Qaraxaan ayaa ahaa qarax Miino oo lagu aasay wadada waxaana ay haleeshay Gaari Cabdi Bille ay wateen ciidamadaasi waxaana ku Dhintay Qaraxaan Hal askari ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-02-2017)

 Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmad Tuuryare:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-

Read More »

QM oo si Kulul uga hadashay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

QM oo si Kulul uga hadashay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keatting ayaa Erayadda ugu Adag ku Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Suuq Mashquul Badan kaas oo ay ku dhinteen Dad ka badan 30 Ruux kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Abaaro Sacaddu markii ay ahyd Koowdii Huhurnimo ee shalay ayaa Isgooyka Kaawo Godeey ee Degmadda Wadajir. waxaa ...

Read More »

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Madax-lagaxoor–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Tuulo lagu Magacaabo Madax-lagaxoor oo u dhaw Magaalada Laascaanood ay ka dhacday Dhacdo aad u Xanuun badan oo ay la yaabeen Dadkii Degaanka ku noolaa. Dhacdada ayaa aheyd kadib markii Neef Ari ah uu Gaajo Awgeed Gacan uga Cunay Ilmo yar oo Saddex Bilood jir ah islamarkaana Hooyadii dhashay ay Guriga uga ...

Read More »