Home / Somali News / Bandaw lagu soo rogay Qaar kamida Magaalooyinka Jubbaland

Bandaw lagu soo rogay Qaar kamida Magaalooyinka Jubbaland

Luglow–KNN–Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in maamulka Jubaland uu bandow kusoo rogay degaano gobolka ka tirsan.

Bandowgaan ayaa xalay dhaqan galay waxaana la ogeyn sababaha ka danbeeya.

Hoos ka akhriso wareegtada kasoo baxday maamulka Jubaland.

 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.