Home / Barnaamijyo / Maqal (page 55)

Category Archives: Maqal

Dhageyso:- Ciidamada Asluubta soomaaliyeed oo u dabaal dagay 47 sano guuradii Xiligii la aasaasay.

Dhageyso:- Ciidamada Asluubta soomaaliyeed oo u dabaal dagay 47 sano guuradii Xiligii la aasaasay.

MUQDISHO-KNN– Ciidamada asluubta oo la aasaasay sanadu markay ahayd 1970kii  ayaa maanta munaasabad lagu xusaayo 47sano guuradii kasoo wareegatay xiligii la aasaasay ayaa ka dhacday Xabsiga Dhexe ee muqdisho waxaana Munaasabadaasi ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha Xubnaha Aqalka sare iyo Xildhibaano katirsan Xubnaha labada aqal ee aqalka Hoose iyo aqalka Sare sidoo kale waxaa ka qeyb galay Xaflada ...

Read More »

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta  Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

MUQDISHO –KNN– Kulan ay isugu imaadeen ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee NUSOJ iyo Agaasimayaasha war baahinta Ka how gasha Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Maamulka Somaliland ugu baaqay in sii daayaan Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa. Waxaana sidoo kale ay tacsi udireen Ehelada Allaha u naxriistee  Maxamed Cumar Hagafeey oo ka tirsanaa Bahda saxaafada kaasoo dhawaan ...

Read More »

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

KIMAAYO–KNN– Wararka aynu ka heleyno deegaanka Cabdalla Biroole  oo  galbeed ka xiga Magaalada Kismaayo Ee Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka dhacay Qarax lala eegtay askar ka tirsan Maamulka Jubbaland. Qaraxaan ayaa ahaa qarax Miino oo lagu aasay wadada waxaana ay haleeshay Gaari Cabdi Bille ay wateen ciidamadaasi waxaana ku Dhintay Qaraxaan Hal askari ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-02-2017)

 Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmad Tuuryare:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-

Read More »

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Madax-lagaxoor–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Tuulo lagu Magacaabo Madax-lagaxoor oo u dhaw Magaalada Laascaanood ay ka dhacday Dhacdo aad u Xanuun badan oo ay la yaabeen Dadkii Degaanka ku noolaa. Dhacdada ayaa aheyd kadib markii Neef Ari ah uu Gaajo Awgeed Gacan uga Cunay Ilmo yar oo Saddex Bilood jir ah islamarkaana Hooyadii dhashay ay Guriga uga ...

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka {8:30AM-9:00AM} {20- 02-2017}

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka {8:30AM-9:00AM} {20- 02-2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- HALKAN KA DHAGEYSO BARNAMIJKA FALANQEYNTA WARARKA

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxmed Axmed Tuuryare iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab”Sawiro”

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab”Sawiro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xala  booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel caafimaad oo dibedda ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen taliyeyaasha NISA, Boliiska iyo Asluubta ayaa marka hore booqdey dhaawacyada dadka masaakiinta ah ee lagu  qarxiyeen Xaafadda kaawo Godey ee ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-02–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-02–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona: Axmed Cabdullahi Cusmaan:- Farsamada:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-

Read More »