Home / Barnaamijyo (page 68)

Category Archives: Barnaamijyo

Dhageyso:- Al-shabaab oo isaga baxay Qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose.

Dhageyso:- Al-shabaab oo isaga baxay Qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose.

KISMAAYO-KNN– Wararka aynu ka heleyno Deegaanka Beerxaano oo xiga Galbeedka kismaayo oo 50kiilo mitir ujira magaalada kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga bexeen xarakada Al-shabaab oo Mudooyinkii Dambe heystay Deegaankaasi Beerxaano. Dadka deegaanka ayaa KNN u sheegay in Barqanimadii  Maanta ay ka war heleen Dagaalamayaasha Al-shabaab oo isaga baxay halkaasi waxaana halkaasi dib ula wareegay Ciidamada maamulka Jubbaland oo ...

Read More »

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-02-2017}

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-02-2017}

Muqdisho–KNN–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi karin Alle ha ka siiyee. Halkaan  ka dhageyso Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka

Read More »

Dhageyso:- Booliska Somaliland oo Markii ugu horaysay ka Hadlay Xariga Weriye Coldoon iyo Agasimaha Star Tv.

Dhageyso:- Booliska Somaliland oo Markii ugu horaysay ka Hadlay Xariga Weriye Coldoon iyo Agasimaha Star Tv.

HARGEYSA–KNN– Afhayeenka Ciidamada Maamulka Somaliland Sareeye Guuto Feysal Xiis Maxmed oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in agaasimaha telefiishanka star tv Maxamed Baashe Xasan lagu xiray Dambi uu ka galay Somaliland maadaama uu ka qeyb galay Xaflad lagu diidanyahay Saldhiga Milletari Uu Maamulka Somaliland ku wareejiyay Dalka Imaaraadka Carabta Dhawaan. Waxaana uu sidoo kale  Afhayeenka somaliland Dambiile ku tilmaamey Weriye ...

Read More »

Dhageyso:- Koox hubeysan oo Laba Askari ku Dishay G.Sh.Hoose.

Dhageyso:- Koox hubeysan  oo Laba Askari ku Dishay G.Sh.Hoose.

SHALAMBOOD–KNN–Dagaalamayaal la sheegay in aya ka tirsan yihiin Xarakadda Al-shabaab ayaa la sheegay in Deegaanka Shalambood ay ku dileen labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya halka mid kale ay dhaawaceen. Waxaana la sheegay in Kooxihii Dilka geystay ay horay u qaateen Mooto ay wateen askarta iyo labo qoray oo ay wateen labada askari oo ay dileen waxaana ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Burhaan Diini Faarax iyo Cumar Xabeeb Nuur :- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:-  

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-02-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (21-02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmad Tuuryare:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka ogaal oo dhameytiran:-  

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21- 02-2017)

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21- 02-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Maxamuud Cismaan Warsame ;– Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud;- HALKAN KA DHAGEYSO BARNAMIJKA FALANQEYNTA WARARKA  

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Xaawo luul iyo Xasan Maxamed Aweys:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-02–2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-02–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Maxamuud Cismaan warsame:- Farsamada:-Maxamed Dalal Maxamud:- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka Xog Wareysi:-  

Read More »