Home / Dhacdooyin

Category Archives: Dhacdooyin

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Britain.

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Britain.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka cusub ee dowladda Ingariiska ayaa wada qaatay kulan waxaana ay ka wada hadleen xiriirka labada dowladooda iyo  sii amba-qaadidda wada shaqeyn ka dhaxeya. Sidoo kale waxaa laga hadlay taageerada Ingariiska Soomaaliya uu siiyo ee dhinacyada amniga, ciidanka, dhaqaalaha ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Danjireyaasha Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kala hadlay Derder gelinta Dagaalka Shabaab”Sawiro”

Madaxweyne Farmaajo oo Danjireyaasha Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kala hadlay Derder gelinta Dagaalka Shabaab”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan looga hadlay  howlgalka AMISOM la qaatay safiiradaa dalalka ciidammadooda joogaan Soomaaliya iyo Saraakiishooda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isu yeeray safiirrada dalalkooda ay ku jiraan ciidammada AMISOM iyo saraakiishooda, waxaana uu kala hadlay howlgalka AMISOM iyo in ay muhiim tahay waqtigaan dardargelinta howlgallada ka dhan ah Al-shabaab. ...

Read More »