Home / Keydka Sawirada

Category Archives: Keydka Sawirada

Dhalinyaro laga soo celiyay Suudaanta Koofureed oo Muqdisho laga soo dejiyay”Siwiro”

Dhalinyaro laga soo celiyay Suudaanta Koofureed oo Muqdisho laga soo dejiyay”Siwiro”

Safaaradda Soomaaliya ee  South Sudan ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta dib ugu celisay dalka. Dhalinyaradan laga soo dajiyay goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ku jiray caruur Da’doodu ka yar tahay 15 jir ku waa soo ku rafaadsanaa Xabsiyada Dalkaasi.   Toban iyo todaba dhalinyaro ee laga soo dajiyay garoonka waxaa ...

Read More »

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Tababar loogu qaaday Britain”Sawiro”

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Tababar loogu qaaday Britain”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska ( UK ). Saraakiishan ayaa waxa ay tababar ku soo qadan doonaan garoomada Diyaaradaha Ingariiska gaar ahaan garoomada London iyo Manchester. Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyi Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adam koofi ayaa kula dardaarmay saraakiisha in ay si wanagsan ay wax u soo bartaan sharafta ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Hoobiyaal ku soo dhacay Degmada Howlwadaag ee Muqdisho”Sawiro”

War Deg Deg ah:- Hoobiyaal ku soo dhacay Degmada Howlwadaag ee Muqdisho”Sawiro”

Muqdisho–KNN--Waxaa Goor Dhow Tiro Hoobiyaal ah ay ku soo dhaxeen Xaafado ka mida Degmada Howlwadaag Ee Gobolka Banaadir,waxaana mid kamida uu ku soo dhacay Iskuulka Xasan Qariidi,iyadoo la sheegay in Gabar yar ay ku dhimatay Dad kalena ay ku dhaawacmeen. Sidoo kale Hoobiye ku dhacay Xaafadda Shanta Geed ee isla Degmada Howlwadaag ayaa dilay Hal Qof,iyadoo tiro kalena ay ku ...

Read More »

Madaxweynaha Rwanda oo booqasho labo maalmood uga bilaabatay Jabuuti”Sawiro”

Madaxweynaha Rwanda oo booqasho labo maalmood uga bilaabatay Jabuuti”Sawiro”

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa booqasho qaadan doontaa labo maalmood uga bilaabatay dalka Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa Jabuuti. Garoonka diyaaradaha Jabuuti ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Kagame ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Marwadiisa, waxaana inta uu joogo kulamo la qaadan doonaa ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Maanta Kormeeray Qaar kamida Wasaaradaha Xukumadda

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Maanta Kormeeray Qaar kamida Wasaaradaha Xukumadda

Muqdisho, Abriil 18.2017——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray Hannaanka shaqo ee hay’addahaasi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u galay xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta, Wasaaradda Kalluumeysiga, Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Haweenka iyo xaquuqul insaanka, waxa uuna mid mid u wareystay agaasime waaxeedyada, waxa uuna ka wareystay horumarka ...

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga”Sawiro”

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga”Sawiro”

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Kulan gaar ah la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah. Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa ka Codsaday Safiirka Turkiga  Olgan Bekar in Dowladdiisu ay wax ka qabato Abaaraha ka jira Galmudug oo Meelo badan oo ka mida Galmudug ay Dadku Abaarta u dhinteen.

Read More »

Wasiirka Amniga oo Maanta Daah-furay Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka”Sawiro”

Wasiirka Amniga oo Maanta Daah-furay Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfurey habka cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya oo laga hirgaliyey dalka. Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka ayaa ah mid lagu hubinayo qaadashada basaboorka, iyada oo la raacayo hanaan isku xiran oo ku salaysan sharciyada iyo xeerarka bixinta Jinsiyadda, Aqoosiga iyo baasaboorka Soomaaliga ah. Sidoo kale ...

Read More »

Golaha Wasiiradda oo Amar Culus faray Hay’addaha Ammaanka”Sawiro”

Golaha Wasiiradda oo Amar Culus faray Hay’addaha Ammaanka”Sawiro”

Muqdisho, 13 Abriil 2017—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha, iyo dar-dargelinta howlaha dowladda. Ugu horeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in golaha looga fadhiyo dardargelinta amniga, nabadeynta iyo xasilinta dalka si muwaadin ...

Read More »

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho yimid”Sawiro”

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho yimid”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho  ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeyaan Maamulka Gobolka Banaadir si loo Xasiliyo Ammaanka Gobolka Banaadir.

Read More »