Home / Keydka Sawirada (page 2)

Category Archives: Keydka Sawirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Dekedda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Dekedda Muqdisho

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Kormeeray Dekedda Magaalada Muqdisho,waxaana uu u kuur galay sida Shaqadu u socoto. Xasan Cali Kheyrre ayaa sheegay In Shaqo aad u fiican ay ka socoto Dekedda,waxaana uu ka dalbaday Madaxda Maamulka Dekedda Muqdisho in ay sii wadaan Shaqada Culus ee ay hayaan.

Read More »

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo dib loo Howlgeliyay”Sawiro”

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo dib loo Howlgeliyay”Sawiro”

Hobyo–KNN–Waxaa  dib loo howlgaliyey garoonka diyaaradaha Magaalada xeebeedka Hobyo, garoonkan uu dhisay gumeystihii Talyaaniga ayaa dib loo howlgaliyey, kadib markii  dayactir lagu sameeyey dhabaha diyaaradahu ku ordaan, waxaana mashruucan maalgaliyey  Bulshada Hobyo iyo Hay’adda SSF. Wasiirka  Gaadiidka cirka iyo  dhulka Maamulka Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Hobyo, waxaana diyaaradda Starsom ay maanta bilowday duulimaadyo Muqdisho  iyo Hobyo ah.

Read More »

Daawo Sawiradda Wiil yar oo ku Gubtay Qarax ka dhacay Muqdisho oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

Daawo Sawiradda Wiil yar oo ku Gubtay Qarax ka dhacay Muqdisho oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

Muqdisho–KNN–Cabaas Xassan Gacal waxa uu ku dhaawacmay Qarixii dhawaan ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Amniga ama Xarunta Gudiga Olimpic-kada Soomaaliyeed. Sida ka muuqata Cabaas waa uu Gubtay, waxa uuna u baahanyahay Daryeel Caafimaad oo Dibadda ah. Reer ahaan Cabaas waa uu Danyaryahay, haddana Hooyadii ayaa Isbitaalka ku heysa. Walaalayaal maanta Waxa uu u baahanyahay Cabaas in aan u gurmano, Sikasta iyo ...

Read More »

Maxaa iska badalay Nolosha Hooyo Xaawo Maxamuud hilowle oo Carruur Mataano ah jidka ku dhashay”Sawiro”

Maxaa iska badalay Nolosha Hooyo  Xaawo Maxamuud hilowle oo Carruur Mataano ah jidka ku dhashay”Sawiro”

Baydhabo–KNN–Waxay ku jirtey xaawo Maxamuud hilowle,qaar ka mid ah caruurteda iyo sayigeeda aqal ka weyn kii maalmihii hore aan u tagayay ay ku jireen,aqalka waxaa u dhaxyaaley laba sariir oo ay dulsaaran yihiin laba joodari,alaab maacuun ah iyo muuqal ahaan caruurteedii 10-ka ahaa sidii hore ka aragti fiican,arintana waxay ka danbeysey kadib markii ay ku arad baxeen laba boqol oo ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho”Sawiro”

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar. R/wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa duqa magaalada Muqdisho ku wareejiyay 52 gaadiid iyo warshad dhismo taaso loogu talagalay in lugu hormariyo ...

Read More »

Shir madaxeedka Carbeed oo furmay iyo Boqorka Jordan oo eedeeyay Israa’iil”Sawiro”

Shir madaxeedka Carbeed oo furmay iyo Boqorka Jordan oo eedeeyay Israa’iil”Sawiro”

Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Cammaan ee Boqortooyada Jordan shir madaxeedka 28aad ee Hoggaamiyeyaasha Carabta, iyadoo shirkan uu yahay kii u horeeyay ee muddooyinkan ay isugu yimaadaan Hoggaamiyeyaal badan oo ka socota 22-ka dal ee xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Madax ay ka mid yihiin Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan, Madaxweynaha Sudan Cumar ...

Read More »

Dhageyso-Haweeney Barakac ahayd Oo Wadada Ku Umushay oo Deeq Katimid Agaasimaha Idaacada Kulmiye La Gaarsiiyay.

Dhageyso-Haweeney Barakac ahayd Oo Wadada Ku Umushay oo Deeq Katimid Agaasimaha Idaacada Kulmiye La Gaarsiiyay.

Beydhabo–KNN– Kadib markii dhowaan idaacada kulmiye ee magaalada muqdisho ay baahisey khabar ku saabsan xaalada xaawo maxamuud hilowle oo ka mid ah dadka abaarta degmada diinsor kasoo barakacdey islamarkaana iyadoo 8 caruur ah heysatay wadada kusoo umushey oo kusoo dhashey laba canug oo mataana ah ayaa waxaa maanta ku booqaney mar labaad goobta xerada ay ka degan tahay duleedka magaalada baydhabo. ...

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo ku qaabilay wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa”Sawiro”

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo ku qaabilay wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa”Sawiro”

​Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa Ndumiso Ntshinga. Dhamaan Safiirada shan iyo Tobanka wadan ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka ...

Read More »

Daawo Sawirada Al-shabaab oo soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidanka DFS oo hadda diyaar u ah in ay Shabaab u Dagaalamaan

Daawo Sawirada Al-shabaab oo soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidanka DFS oo hadda diyaar u ah in ay Shabaab u Dagaalamaan

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa qeybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool ku soo bandhigay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in ay horay isugu soo dhiibeen. Ciidankaan oo Shabaab ay u xireen Dhar isku Eg,ayey sheegeen in ay hadda Waxbarasho ka heleen Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab islamarkaana ad Diyaar u yihiin in Shabaab ay u dagaalamaan. Saraakiil ka ...

Read More »