Home / News in English (page 20)

Category Archives: News in English

Kuuriyada Waqooyi oo Dalka Malaysia ka dalbaday jawaab deg deg ah

Kuuriyada Waqooyi oo Dalka Malaysia ka dalbaday jawaab deg deg ah

Qoyska Kim Jong-Nam ayaa laga dalbaday in ay keenaan caddeyn hidde-sidaha DNA in ay u soo gudbiyaan dalka Malaysia ka hor inta aan meydkaiisa loo qaadin dalka Kuuriyada Waqooyi, sida laga soo xiganayo Booliska. Kuuriyada Waqooyi ayaa dalbatey in meydkiisa iyaga lagu wareejiyo. Ma jiro qaar kamid ah qoyska xukuma dalka Kuuriyada Waqooyi ama qaraabadiisa u dhaw oo yimid dalka ...

Read More »

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha ICAO

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha ICAO

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa xarunta ICAO ee Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u dhashay dalka Nijeria   waxayna ka wada hadleen sidii loo dardar galin laha soo dhameystirka qalabka hagidda diyaaradaha ee loo iibinayo Soomaliya. Qalabkaasi waxaa lagu rakabi doonaa siddeed garoon oo ka mid ah Soomaaliya iyo xarunta ...

Read More »

Xaflad lagu soo dhaweynayo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacday Khartoum.

Xaflad lagu soo dhaweynayo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacday Khartoum.

Xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen jaaliyada ardayda iyo madaxda safaaradda soomaaliyeed ee dalka suudaan ayaa xalay ka dhacday magaalada khartoum ee caasimadda dalka suudaan. Munaasabadaan oo uu soo agaasimay ururka midowga ardayda soomaaliyeed ee dalka suuudaan isla markaana ay kala qeyb galeen safaaradda iyo xisbi siyaasadeedka tayo ayaa sidii loogu talo galay u qabsoomtay iyadoo boqolaalkii dad ee ...

Read More »

Kooxda Daacish oo Qarax ka dhacay Pakistan ku dishay 72 Ruux

Kooxda Daacish oo Qarax ka dhacay Pakistan ku dishay 72 Ruux

Qarax ka dhacay masaajid caan ah oo ku yaalla Koonfurta Pakistan ayaa dilay ugu yaraan 72 ruux, sida ay booliisku sheegeen. Qofka qaraxa gaystay ayaa isku qarxiyay dad Suufiyo ah oo ku cibaadaysanayay magaalada Sehwan ee gobolka Sindh, sida ay booliisku sheegeen. Rai’salwasare Nawaz Sharif ayaa cambaareeyay qaraxaas, kaas oo ay sheegteen kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka. Waa qaraxii ugu ...

Read More »

Robert Harward oo diiday in uu kaaliyaha ammaanka u noqdo Trump

Robert Harward oo diiday in uu kaaliyaha ammaanka u noqdo Trump

Qofkii uu madaxweyne Donald Trump u doortay in uu noqdo kaaliyihiisa Ammaanka Qaranka ayaa diiday shaqadaas. Robert Harward oo ah sarkaal hore oo ciidammada Maraykanka la soo shaqeeyay ayaa si wayn loola xiriiriyay jagadan ka dib markii uu Trump shaqada ka eryay Michael Flynn Isniintii. Sarkaal Aqalka Cad u hadlay ayaa sheegay in Harward uu u cudurdaartay arrimo qoys iyo ...

Read More »

AKHRISO-Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ilaa 4 sarkaal oo muhiim ah.

AKHRISO-Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ilaa 4 sarkaal oo muhiim ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay si buuxda xilka ula wareegay ayaa magacaabay xilalkii ugu horeeyey ee saraakiisha ka howlgaleysa Madaxtooyada. Farmaajo ayaa Agaasimaha KMG ah ee madaxtooyada u magacaabay Safiirka Somalia u fadhiya Midowga Yurub iyo Belgium Dr. Cali Siciid Fiqi kaasoo ka mid ahaa howlwadeenada Farmaajo kala qeyb qaatay ololihiisa doorashada. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo la taliyihiisa ...

Read More »

Jangali: Maamulka Hawada Waa Lasoo Wareejinayaa

Jangali: Maamulka Hawada Waa Lasoo Wareejinayaa

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Cali Axmed Jaamac (Jangali) ayaa sheegay in dhowaan adeegga maamulka hawada Soomaliya loo soo wareejin doono gudaha dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa ku sugan magaalada Montreal ee waddanka Canada, halkaas oo uu kaga qayb galayo kulan laba maalmood soconaya oo ay leeyihiin masuuliyiinta adeegga duulista caalamiga ah oo ka kala socda waddamo gaaray ilaa 36.

Read More »

Kay: Deg Deg Ha Loo Gargaaro Soomaaliya

Kay: Deg Deg Ha Loo Gargaaro Soomaaliya

Digniin uu arbacadii soo saaray ergeyga Britain u qaabilsan Geeska Afrika, Nicholas Kay ayaa uu ku sheegay in Kumanaan qof oo Soomaali ah laga yaabo inay dhintaan ama ay qarka u saran yihiin geeri haddii aan ka hor bisha May la qaadin tallaabo deg deg ah oo lagaga jawaabayo khatarta macaluusha. Nicholas Kay ayaa sheegay isagoo u waramaya koox wariyryaal ...

Read More »

Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay in uu si degdeg ah wax uga qabto

Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay in uu si degdeg ah wax uga qabto

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa horyaallo arrimo badan oo ay ka mid yihiim amniga, musuqa, dowlad wanaagga, iyo abaaraha hadda Soomaaliya saameeyay. Hadaba haddii aan ku bilowno: Dowladda cusub: Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaaji, shaqadiisa ugu horeysay ayaa ah inuu soo magacaabo Ra’iisl wasaare asigoo raacaya nidaamka 4.5 oo ah sida qabaa’ilada Soomaaliya ay wax ku qeybsadaan. ...

Read More »

Abaarta hadda taagan mala mid noqon kartaa tii 2011-kii?

Abaarta hadda taagan mala mid noqon kartaa tii 2011-kii?

Somaaliya waxa haatan laga soo sheegayaa xaalad abaar oo ba’an oo saameysay dad iyo duunyaba. Hay’adda gargaarka ayaa waxa ay ku qiyaasayaan, in ka badan seddax milyan oo qof ay u baahanyihiin cunno gargaar ah. Meelaha ugu daran waxa ka mid ah degaanada Puntland, koonfur galbeed iyo bartamaha Soomaaliya. Sidoo kale waxa xaald taa la mid ah laga soo sheegayaa ...

Read More »