Home / Somali News

Category Archives: Somali News

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamuud Cismaan Warsame iyo Farxiyo xusen Cali  :- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-    

Read More »

War Deg Deg ah: Qarax Khasaaro Geystay oo Goor Dhow ka Dhacay Maqaayada Banooda.

War Deg Deg ah: Qarax Khasaaro Geystay oo Goor Dhow ka Dhacay Maqaayada Banooda.

Muqdisho–KNN– Qaraxaan oo ahaa Mid Xoogan ayaa waxa uu Goor Dhow Ka dhacay Maqaayada Banooda oo u Dhaxaysa Taalada Xaawa Taako iyo Daljirka Daahsoon waxaana Qaraxaasi uu geystay Khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac inkastoo aan la Ogeyn Khasaaraha rasmiga Ka dhasahay Qaraxaasi. Maqaayada Banooda ayaa ah Goob ay ku badanyihiin dadka waxaana sida la sheegay xiliga qaraxa uu Dhacaayay Goobta ...

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Badbaaday Qarax Gurigiisa lasoo Hordhigay.

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Badbaaday Qarax Gurigiisa lasoo Hordhigay.

Cadaado–KNN– Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka Badbaaday Qarax loogui Diyaariyay irrida Hore Ee Gurigiisa. Xildhibaan C/llahi Cumar Oo ah Xildhibaanka ka Badbaaday Qaraxa oo La hadlay KNN ayaa sheegay in ay kusoo Wargeliyeen dadka Deegaanka isagoona Sheegay in uu Dalbay Ciidamado ka tirsan Nabadsugida waxaana Ugu Dambeen uu sheegay in ay ku  Guuleesteen Ciidamada Nabad sugida In ay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (24-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (24-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamuud Cismaan Warsame iyo Farxiyo Xuseen Cali:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Shacabka Ku Dhaqan Degmada Kaaraan Oo Ka cabanaaya Dhac ay u geystaan Koox Burcad ah.

Shacabka Ku Dhaqan Degmada Kaaraan Oo Ka cabanaaya Dhac ay u geystaan Koox Burcad ah.

Muqdihso–KNN– Shacabka ku Dhaqan Degmada Kaaraan ayaa ka Cabanaaya Dhac Baahsan oo ay Ugeystaan Ciidamo Ku labisan Direeska Dowlada oo Habenkii Dhac Baahsan ka geysta Degmadaasi. Qaar kamid ah Bulshada Ku nool Degmadaasi oo la hadlay KNN ayaa usheegay in Ragaan Dhaca Geysta Habeenkii ay Wataan Mooto Bajaaj kuwaasi oo ay Sheegeen in ay Baartaan Habeenkii oo ay waxa ay wataan ...

Read More »

Nin Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Costa Rica.

Nin Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Costa Rica.

Dalka Costa Rica  ayaa lagu xirey muwaadin Soomaali ah kaasoo lagu tuhunsan yahay inuu ka mid yahay Argagaixo Caalami ah kadib markii uu galay dalkaas isagoo ka soo gudbay wadanka jaarka la ah ee Panama.   Dowlada Maraykanka oo ka hadashay xarigan ninkan ayaa waxa ay sheegtay in ay doonayaan in baaritaan lagu sameeyo ninkan la sheegay in uu ka ...

Read More »

In kabadan 200 oo ruux oo laga cabsiqabo in ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka

In kabadan 200 oo ruux oo laga cabsiqabo in ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka

In kabadan 200 oo muhaaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen doon ku dagtay xeebaha badda Liibiya, sida ay sheegtay hay’ad gargaar oo Spain laga leeyahay. Hay’adda Proactiva Open Arms oo ka shaqaysa samato bixinta dadka badaha ku safra ayaa heshay 5 mayd oo sabaynaya meel aan ka fogayn labo doomood oo dagay kuwaas mid kaste ay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Axmed Cabdullahi Cismaan  iyo Hodan Xuseen Maxamed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Faahfaahin Heshiiska Ay Wada Galeen Dowladaha Soomaaliya Iyo Kenya(akhriso)

Faahfaahin Heshiiska Ay Wada Galeen Dowladaha Soomaaliya Iyo Kenya(akhriso)

Nairobi–KNN–Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in laba isbuuc gudahood dib loo billaabi doono duulimaadyada tooska ee Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo meesha laga saari doono in lagu sii hakado garoonka ku yaalla magaalada Wajeer ee gobalka Waqooyi bari Kenya.   Hadalkan ayuu ka sheegay shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo oo ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Cabdullahi Cusmaan  iyo Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-

Read More »