Home / Somali News (page 10)

Category Archives: Somali News

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20=04=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20=04=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo Abdiwahab Xuseen Muxuyidin  :- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:-    

Read More »

War Deg Deg ah:- Dad ku dhintay Raashin Macawino ah oo Degmada Kaxda lagu Boobay

War Deg Deg ah:- Dad ku dhintay Raashin Macawino ah oo Degmada Kaxda lagu Boobay

Muqdisho–KNN– Wararka aanu ka heleyon Degmada Kaxda gaar ahaan Meel u  dhow Xaruntii hore ee Hay’adda Daryeel Bulsho Guud ee DBG ayaa sheegaya in lagu Boobay raashin gargaar ah oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay qeybineysay. Illaa Saddex Qof oo Labo ay Carruur tahay iyo Haeeney Waayeel ah ayaa ku dhintay halkaas,waxaana la sheegay in dadku ay jeereen. Ciidamo Goobta joogay ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Labo Askari oo Galabta lagu dilay Suuqa Bakaaraha

War Deg Deg ah:- Labo Askari oo Galabta lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho–KNN– Goobjoogeyaal ku sugan Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Labo Askari oo Xiran Tuutaha Ciidanka Milatariga lagu dhex dilay Gaari Caasi ah oo ay Shirka hore ka saarnaayeen,waxaana Toogtay Labo Nin oo Bastooladley ah kuwaas oo la sheegay in ay Gaariga la saarnaayeen. Dilka ka dib ayaa waxaa Goobta soo gaaray Ciidan ka tirsan ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo digniin ujeedisay Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq.

Dowladda Soomaaliya oo digniin ujeedisay Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq.

Muqdisho-KNN- War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasaaradda Arimaha Diinta iyo Owqaafta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah shacabkana loogu baaqayo in ay ka fogaadaan kooxdaasi. Xukumadda Soomaaliya ayaa ugu digtay kooxdaasi in ay sameeyaan kulamo iyo isku imaatin, sidoo kale Dowladda ayaa ugu digtay ...

Read More »

Akhriso: Qodobo ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya

Akhriso: Qodobo ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Maareynta Maaliyada, Amniga Qaranka, Xuquuqda Shaqaalaha, Qorshaha ka hortaga Musuqmaasuqa iyo arrimo kale. Ugu horeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada maareynta maaliyada si shaqaalaha rayidka iyo ciidamada ay u ...

Read More »

DHAGEYSO-: Dad isku dilay Toorey kadib muran dhul oo ku dhex maray deegaanka Ceelasha Biyaha.

DHAGEYSO-: Dad isku dilay Toorey kadib muran dhul oo ku dhex maray deegaanka Ceelasha Biyaha.

Muqdisho- KNN- Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay 2 kalane waa ay dhaawacmayn kadib muran dhul oo dhex maray dadkaasi oo ku sugan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada muqdisho. Goob joogayaal ku sugan deegaankaasi ayaa KNN usheegay in 2 nin ay dhintayn kadib markii ay isku dhuftayn Toorey waxaana mid ka mid ah ku dhintay goobtaasi halka qofka kalane ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 20-04-2017

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 20-04-2017

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Ismaacil caafi  iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–  

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi ay Hogaamineyso oo gaaray Baydhabo.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi ay Hogaamineyso oo gaaray Baydhabo.

Baydhabo-KNN- Drs Fowziyo Abiikar Nuur oo ah wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka ee Soomaaliya ayaa maanta gaartay Magaalada Baydhabo ee xarunta G/Baay iyadoo kormeer ku sameyn doonto xarumaha Caafimaadka ee Baydhabo oo ay jiifaan Boqolaal dad ah oo la xanuunsan Cudurka Shuban Biyoodka. Drs Fowziya ayaa ujeedka socdaalkeeda lagu sheegay in ay u kuur galayso xaaladda Caafimaad ee deegaanada Maamulka ...

Read More »

Diyaaradihii qaadka ee imaan jiray Muqdisho oo maanta ka degay Garoonka Magaalada Jowhar.

Diyaaradihii qaadka ee imaan jiray Muqdisho oo maanta ka degay Garoonka Magaalada Jowhar.

Jowhar-KNN- Markii ugu horeysay 7 Sano kadib ayaa Magaalada Muqdisho qaad waxaa looga keenayaa Garoon aan aheyn Aadan Cadde tan iyo markii la xeray Garoonkii NO: 50 oo ay kasoo wareegatay 7 Sano. Dhowr diyaaradood oo wada qaad ayaa saakay ka degey Garoonka Magaalada jowhar sida ay KNN u xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Garoonka Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Diyaaradahan ayaa ahaa ...

Read More »