Home / Somali News (page 189)

Category Archives: Somali News

Dhageyso:- Koox hubeysan oo Laba Askari ku Dishay G.Sh.Hoose.

Dhageyso:- Koox hubeysan  oo Laba Askari ku Dishay G.Sh.Hoose.

SHALAMBOOD–KNN–Dagaalamayaal la sheegay in aya ka tirsan yihiin Xarakadda Al-shabaab ayaa la sheegay in Deegaanka Shalambood ay ku dileen labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya halka mid kale ay dhaawaceen. Waxaana la sheegay in Kooxihii Dilka geystay ay horay u qaateen Mooto ay wateen askarta iyo labo qoray oo ay wateen labada askari oo ay dileen waxaana ...

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka oo Deeg lacageed gaarsiiyay Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Deg.Wadajir.

Gudoomiyaha  Gobolka oo Deeg lacageed gaarsiiyay Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Deg.Wadajir.

MUQDISHO–KNN– Iyadoo ay ku jiraan isbitaalada Magaalada muqdisho Dad qaba dhaawacyo kala duwan oo Dhawaan kusoo Dhaawacmay Qaarax ka Dhacay Suuq ku yaala Xaafada Kaawo-godeey ee Degmada wadajir. Ayaa waxaa Maanta  isbitaaladaasi ku booqday gudoomiyaha Gobolka banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale isagoona sidoo kale  Gaarsiiyey Deeq lacageed Bukaanada ku jira Isbitaalada Muqdisho.  

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Burhaan Diini Faarax iyo Cumar Xabeeb Nuur :- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:-  

Read More »

UNISEF ayaa Shaacisay in 1.4 milion oo Caruur ah Ay khatar ugu jiraan Nafaqo daro.

UNISEF ayaa Shaacisay in 1.4 milion oo Caruur ah Ay khatar ugu jiraan Nafaqo daro.

KNN– Hey’ada Caruurta Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in 1.4 milion oo caruur ah oo ku nool Afar dal oo kala ah, Somaliya,Nigeria,South Sudan iyo Yaman ay udhiman karaan Nafaqa daro waxaana ay sheegtay wadamadaasi in ay ka jirto Abaar  iyo nafaqo daro aad udaran sida ay ku sheegtay War bixin ay Maalinkii Isniinta soo Saartay UNISEF. Dalka yaman ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe oo La filaayo In uu soo gaaro Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe oo La filaayo In uu soo gaaro Muqdisho.

GURICEEL–KNN– Wararka aynu ka heleyno Magaalada Guriceel ayaa Sheegaya in Magaaladaasi goor dhow uu Kasoo amba bixi doono Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir isagoo ku soo fool leh Magaalada muqdisho. Waxaana Magaaladaasi Guriceel laga dareemaayyaa Diyaar garoow aad uweyn waxaana sidoo kale lagu soo waramayaa in Qaar kamid ah shacabka Magaalada Guriceel ay kaga Sii horeeyaan ...

Read More »

Deg deg: Toogasho Goor dhow ka Dhacday Muqdisho.

Deg deg: Toogasho Goor dhow ka Dhacday Muqdisho.

MUQDISHO–KNN–Kooxo Burcad ah oo mooto Bajaaj wata ayaa goor dhow waxa ay suuqa weyn ee Bakaaraha ku Toogteen Ganacsade Caan ka ahaa Suuqa waxaana dilka uu ka dhacay Agagaarka Suuqa Khaliifa. Waxaana goobta isaga baxsaday Kooxihii Dilka u geystay Ninka Ganacsatada ahaa, sidoo kale waxaa halkaasi yimid Ciidamada Amniga si ay wax uga ogaadaan Qaabka uu Dilku u dhacay. Illaa ...

Read More »

DHAGEYSO:-Xildhibaan Afaraale oo Puntland baaq u diray

DHAGEYSO:-Xildhibaan Afaraale oo Puntland baaq u diray

Muqdisho–KNN–Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda Maamulka Puntland in ay siidaayaan Tobanaan Maxaabiis ah oo ku xiran Xabsiyadda Maamulka Puntland. Xildhibaan Afaraale ayaa sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Xabsiyadda Degaanada Puntland ay hadda ku jiraan Boqolaal Ruux oo ka soo jeeda Degaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Dhowr jeer ...

Read More »

DHAGEYSO:-Wadooyinka Muqdisho oo Saakay Furan iyo Dadka Muqdisho oo ka hadlay

DHAGEYSO:-Wadooyinka Muqdisho oo Saakay Furan iyo Dadka Muqdisho oo ka hadlay

Muqdisho–KNN–Wadooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo Maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay in Maanta iyo Berri  loo xirayo Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo ayaa Saakay Furan,waxaana dadka iyo Gaadiidka dadweynaha ay yihiin kuwo Wadooyinka Isticmaalaya. Dadka ku nool Muqdisho ayaa sidoo kale soo dhaweeyay Furnaashaha Wadooyinka Maanta,waxaana ay sheegeen in ay ku Faraxsan yihiin. Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Xaawo luul iyo Xasan Maxamed Aweys:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Trump oo magacaabay lataliyihiisa ammaanka qaran

Trump oo magacaabay lataliyihiisa ammaanka qaran

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa lataliyihiisa ammaanka qaran u magacaabay jeneraal HR McMaster, kaasoo bedeli doona jeneraal Michael Flynn. Jen. Flynn oo xilkaasi hayay 24 cisho oo keliya ayaa laga eryay ka dib markii lagu eedeeyay in uu xiriir aan munaasab ahayn la sameeyay Ruushka. McMaster ayaa ka tirsan ciidanka Maraykanka, waxaana uu ka qeyb qaatay dagaalladii Ciraaq iyo Afghanistan, ...

Read More »