Home / Somali News (page 2)

Category Archives: Somali News

Booliska Uganda oo toogtay gabar seddax sano jir ah

Booliska Uganda oo toogtay gabar seddax sano jir ah

Booliska dalka Uganda ayaa baadigoobaya afar ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran kuwaasoo lagu eedeeyay in ay toogasho ku dileen gabar saddex sano jir ah. Waxa lagu eedeynayaa inay sidoo kale dhaawaceen gabadha hooyadeed iyo nin kale. arrintani ayaa ka dhacday tuulo ku taalla gobolka Mityana ee bartamaha dalka Uganda Isniintii. Afartaasi askeri wakhtigaa iyada ah rasmiyan shaqo ...

Read More »

Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Kenya.

Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Kenya.

Nairobi–KNN–Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Dhigiiisa Dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa Shir Jaraa’id oo Wadajir ah ku Qabtay Xaruunta Madaxtooyada Dalka Kenya, Kadib Kulamo Saacado Qaaatay oo ay Yeesheen Labada Dhinac oo ay kaga Hadlayeen Arimaha Soomaaliya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo, isagoo xusay in Soomaaliya ay tahay dal saaxib dhow la ah Soomaaliya, isla markaana ...

Read More »

ICRC: Afar Bil Ayaa Naga Xigta Macluul Dhacda.

ICRC: Afar Bil Ayaa Naga Xigta Macluul Dhacda.

Hay’adda ICRC ayaa ka digtay in kaliya saddex illaa afar bil oo fursad ah la haysto si loo weeciyo macluul dhacda oo malaayin qof ku disha saddex dal oo African ah iyo dalka Yemen. Hay’addan gargaar ee dalka Switzerland ayaa sheegtay in muhiimaddu ay tahay deg deg wax u qabasho si looga hortago musiibo ka dhacda qeybo ka mid ah ...

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Soo Dhaweysay Magacaabista Gollaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka Oo Soo Dhaweysay Magacaabista Gollaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya.

Washington–KNN–Dowladda Mareykanka oo ka mid ah dowladdaha taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweysay magacaabista xubnaha cusub ee gollaha wasiirada dhawaan uu ku dhawaaqay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Sidoo kale, Mareykanka ayaa soo dhaweeyay saamiga haweenka ay ku yeesheen xukuumada cusub oo ilaa lix wasiir oo haween ah ay ku jiraan taasoo noqoneysa markii ugu horeysay oo haweenka tiro intaa la ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Ee Uhuru Kenyata Oo Kulmay.

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Ee Uhuru Kenyata Oo Kulmay.

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhiggiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi, halkaasoo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay   Labada Madaxweyne ayaa salaan ka qaatay cutubto ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Kenya, waxaana loo garaacay astaanta Qaranka ee Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa kulan albaabada u xiran yeeshay, waxaana ...

Read More »

Banaanbax Lagu Taageeraayo Gollaha Wasiirada La magacaabay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Banaanbax Lagu Taageeraayo Gollaha Wasiirada La magacaabay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Muqdisho–KNN–Banaanbax Lagu Taageeraayay Xukuumada Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasana Cali Kheyre ayaa Maanta Ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon Ee Magaalada Muqdisho Banaanbaxan oo la filyay in uu qabsoomo shalay ayaa baaqday, sababo farsamo awgeed, maanta ayuuna dhacay, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Gobolka iyo Dadweyne kala duwan oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (23-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (23-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:–Burhaan Diin Faarax iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sidda Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 2-askari.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sidda Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 2-askari.

Muqdisho–KNN–Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo C/laahi Xasan Maxamed iyo Daahir Maxamed Maxamuud. Labadan Askari ayaa lagu soo eedeeyay in ay weerar ku qaadeen saldhigga Booliska Degamada Howladaag ee Gobolka Banaadir halkaasi oo ay ku dileen Saacid Maxamuud Suufi ...

Read More »

Trump wiilkiisa oo weeraray duqa magaalada London

Trump wiilkiisa oo weeraray duqa magaalada London

Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa weeraray duqa magaaalada London waxyar uun ka dib markii uu weerar argagixiso ka dhacay caasimadda UK kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar ruux. Donald Trump Jr ayaa Twitterka soo dhigay maqaal uu sanadkii hore qoray Sadiq Khan kaas oo uu ku sheegay in taxadarka iyo feejignaantu ay noqotay qayb ka mid ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Filaayo in Uu la kulmo Dhigiisa Dalka Kenya.

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Filaayo in Uu la kulmo Dhigiisa Dalka Kenya.

Nairobi–KNN–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Oo Booqasho Shalay ku tagay Dalka Kenya ayaa maanta Waxaa Lafilaa in uu La kulmo Dhigiisa Dalka Kenya Ee Uhuru Kenyata. Kulanka ayaa ka dhici doona Xarunta Madaxtooyada Nairobi, halkaasoo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku soo dhoweyn doono dhiggiisa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa ka hadli doona xiriirka labada dal, ammaanka, iskaashiga, ...

Read More »