Home / Somali News (page 20)

Category Archives: Somali News

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Maxamed Axmed Tuuryare iyo Maryan Muxudiin Gacal :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Kenya oo joojisay dhismaha safaaradeedii ee Muqdisho

Kenya oo joojisay dhismaha safaaradeedii ee Muqdisho

Wasiirka arimaha dibada dalka Kenya Amina Maxamed ayaa ka hor sheegtay Barlamaanka dalkeeda in amni darida ka jirta Soomaaliya ay ku qasabtay inay hakiyaan dhismihii safaradooda ee magaalada Muqdisho. Amina Maxamed ayaa u sheegtay gudiga difaaca iyo arimaha dibada ee Barlamaanka dalkaasi in mashruuca dhismaha safarada Kenya soo bilaabmay bishii Agust sanadkii 2015ka waxana lagu waday in ladhamaystiro dhamaadka 2016-ka. ...

Read More »

Afartan iyo sideed ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub

Afartan iyo sideed ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub

Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen. Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay sheegeen in ay halkaas ku sugnaayeen 150 ...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno rideysa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno rideysa

Muqdisho–KNN– Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta lagu adaa in ay Xukuno ku rido Eedeysaneyaal ka tirsan Shabaab oo loo haysto in ay ka dambeeyeen Qarax Bishii Kow iyo Tobnaad ee Sanadkii hore ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari, Eedeysaneyaasha ayaa gaaraya illaa 7 ,waxaana Maalmahaan ay Maxkamaddu dhageysanayesay Dacwada lagu soo oogay. Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (12=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (12=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo Cali Mahad Ibraahim Kadiye:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Fanka 12 03 2017

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Fanka 12 03 2017

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xaawa Cabdulle  Cubeyd:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamud :- Halkaan  Ka dhageyso Barnaamijka qeybtiisa Fanka oo dhameytiran:-

Read More »

Ciidankii Maanta Muqdisho Gadoodka ka sameeyay oo Mushaarkoodii la siiyay

Ciidankii Maanta Muqdisho Gadoodka ka sameeyay oo Mushaarkoodii la siiyay

Muqdisho–KNN– Ciidankii Maanta Gadoodka ka sameeyay  Isgooyska KM-4 illaa Warshaddii hore ee Nac-naca ayaa la sheegay in la siiyay Mushaarkoodii,waxaana Xaaladda Magaalada ay ku soo noqotay sideedii. Ciidanka ayaa Maanta waxaa ay Xireen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Cali Baashi Xilli uu doonayay inuu la hadlo oo Dajiyo Ciidamada,iyadoo Markii dambe ay siidaayeen. Ciidamadaan Gadoodsan oo ka Cabanayay Mushaar la’aan ayaa la ...

Read More »

Rabshado dhexmaray taageerayaasha Erdogan iyo booliska Holland

Rabshado dhexmaray taageerayaasha Erdogan iyo booliska Holland

Isku dhacyo ayaa ciidamada booliska ka hortaga rabshadaha ee dalka Netherlands iyo dad dibadbaxyo dhigaya waxa uu ku dhex maray magaalada Rotterdam, xilli muranka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Turkiga iyo Netherlands uu sii xumaanayo. Netherlands ayaa musaafurisay wasiirka arrimaha qoyska ee Turkiga Fatma Betul Sayan Kaya. Booliska ayaa xoog ku kala eryay qiyaastii 1000 qof oo isugu soo baxay bannaanka ...

Read More »

Afar Qof oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Qeybo Kamid ah Gobolka Mudug.

Afar Qof oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Qeybo  Kamid ah Gobolka Mudug.

Gaalkacyo–KNN– Wararka naga soo gaaraya Duleedka Koonfurteed  Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Afar Ruux ay Gaajo iyo Haraad Ugu Dhintay halkaasi. Waxaana Dadkani Dhintay In ay wax Caawinaad ah aysan helin in Mudo ah. Dhanka Kale Waxaa Magaalada Gaalkacyo Yimid Qoysas Fara badan oo ka soo Cararay Abaarta ka Jirta Deegaanadooda. Abaarta kajirta Gobolka Mudug iyo Gobolada ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Shuuriye Nuur{ Barakaad} iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »