Home / Somali News (page 214)

Category Archives: Somali News

Dhageyso:- AMISOM oo Maanta Duqeysay Degaanka Janaale Ee G/Sh/Hoose

Dhageyso:- AMISOM oo Maanta Duqeysay Degaanka Janaale Ee G/Sh/Hoose

Janaale–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada AMISOM ay Duqeyeen Degaanka Janaale oo ay Fariisin  ay ku leeyihiin Xarakadda Al-shabaab. Duqeynta ay Fulisay AMISOM ayaa timid ka dib markii Al-shabaab ay Duqeyeen Fariisomo AMISOM ay ku leeyihiin Qeybo kamid ah Gobolka,iyagoo AMISOM ay Duqeynta ay rideen ay aheyd mid Jawaab ah. Degaanka ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (20-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (20-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:- Maxamed  Axmed Tuuryare iyo Maryan Janaqow Axmed :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-  

Read More »

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

Dhageyso:- Ururka suxufiyiinta  Soomaliyeed Ee NUSOJ iyo Bahda warbaahinta oo Baaq u diray somaliland.

MUQDISHO –KNN– Kulan ay isugu imaadeen ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee NUSOJ iyo Agaasimayaasha war baahinta Ka how gasha Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Maamulka Somaliland ugu baaqay in sii daayaan Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa. Waxaana sidoo kale ay tacsi udireen Ehelada Allaha u naxriistee  Maxamed Cumar Hagafeey oo ka tirsanaa Bahda saxaafada kaasoo dhawaan ...

Read More »

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

Dhageyso:-Qarax Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.

KIMAAYO–KNN– Wararka aynu ka heleyno deegaanka Cabdalla Biroole  oo  galbeed ka xiga Magaalada Kismaayo Ee Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka dhacay Qarax lala eegtay askar ka tirsan Maamulka Jubbaland. Qaraxaan ayaa ahaa qarax Miino oo lagu aasay wadada waxaana ay haleeshay Gaari Cabdi Bille ay wateen ciidamadaasi waxaana ku Dhintay Qaraxaan Hal askari ...

Read More »

QM oo si Kulul uga hadashay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

QM oo si Kulul uga hadashay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keatting ayaa Erayadda ugu Adag ku Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Suuq Mashquul Badan kaas oo ay ku dhinteen Dad ka badan 30 Ruux kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Abaaro Sacaddu markii ay ahyd Koowdii Huhurnimo ee shalay ayaa Isgooyka Kaawo Godeey ee Degmadda Wadajir. waxaa ...

Read More »

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Dhageyso:- Neef Ari ah oo Gaajo Darteed Gacan uga Cunay ilmo yar

Madax-lagaxoor–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Tuulo lagu Magacaabo Madax-lagaxoor oo u dhaw Magaalada Laascaanood ay ka dhacday Dhacdo aad u Xanuun badan oo ay la yaabeen Dadkii Degaanka ku noolaa. Dhacdada ayaa aheyd kadib markii Neef Ari ah uu Gaajo Awgeed Gacan uga Cunay Ilmo yar oo Saddex Bilood jir ah islamarkaana Hooyadii dhashay ay Guriga uga ...

Read More »

Dhageyso:- Qarax ka dhacay Agagaarka Madaxtooyada Hirshabeelle

Dhageyso:- Qarax ka dhacay Agagaarka Madaxtooyada Hirshabeelle

Jowhar–KNN– Guri u dhaw Madaxtooyada Maamulka Xirshabeelle oo ay degen yihiin Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Maaliyadda Ee Shabellaha Dhexe ayaa Xalay waxaa ka dhacay Qarax. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Hal Ruux oo aheyd Gabar yar,iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro kale oo ay ku jirto Gabadha dhaawacantay Hooyadeed. Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Booqday Goobta Qaraxu uu ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxmed Axmed Tuuryare iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:

Read More »

Somaliland oo Hagreysa ku Xirtay Milkilaha Tv-ga Universal

Somaliland oo Hagreysa ku Xirtay Milkilaha Tv-ga Universal

Hargeysa–KNN– Ciidamada Maamulka Somaliland  ayaa Magaalada Hargeysa ku Xiray Milkilaha Guud ee Yv-ga Universal Eng Axmed Abuukar. Ujeedka  Xariga Milkilaha Tv-ga Universal Axmed Abuukar ayaan la ogeyn illaa hadda,balse dhawaan ayey aheyd Markii Hargeysa lagu xiray Cabdi Muriidi dheere Ajakis oo ka tirsan Tv-ga Universal. Somaliland ayaa Xabsiyadeeda hadda waxaa ku jira Suxuufiyiin aad u badan oo uu ka mid ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab”Sawiro”

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab”Sawiro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xala  booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel caafimaad oo dibedda ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen taliyeyaasha NISA, Boliiska iyo Asluubta ayaa marka hore booqdey dhaawacyada dadka masaakiinta ah ee lagu  qarxiyeen Xaafadda kaawo Godey ee ...

Read More »