Home / Somali News (page 3)

Category Archives: Somali News

Shil Gaari oo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Kenya

Shil Gaari oo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Kenya

Afar iyo labaatan ruux ayaa dhimatay tiro kale ayaana ku dhaawacantay shil baabuur oo ka dhacay wadada wayn ee isku xirta Nairobi iyo magaalo xeebeedka Mombasa. Shilkan ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen bas iyo gaari waday gaaska cuntada lagu karsado. Taliyaha booliiska aagaas Leornard Kimaiyo ayaa BBC-da u sheegay in 23 ruux ay ku dhinteen isla ...

Read More »

Mooshin ka dhan ah isku dhafka Ciidanka Soomaaliya oo maanta la hor geyn doono kulanka Baarlamanka.

Mooshin ka dhan ah isku dhafka Ciidanka Soomaaliya oo maanta la hor geyn doono kulanka Baarlamanka.

Muqdisho-KNN- Guddiga Difaaca ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka xildhibaanada hor geyn doona mooshin ka dhan ah isku dhafka Ciidanka Soomaaliya oo ay dhawaan ku heshiiyeen Madaxda dowladda iyo Gudiga amniga Qaranka. Gudoomiyaha gudiga difaaca ee Baarlamanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa KNN usheegay in ay wadaan mooshin ka dhan ah isku dhafka Ciidanka Soomaaliya iyo qodobo kale oo ay ...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Toogasho ah ku Fulisay Askari ka tirsan Koofur Galbeed

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Toogasho ah ku Fulisay Askari ka tirsan Koofur Galbeed

Baydhabo–KNN– Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Magaalada Baydhabo ku Toogatay Askari ka tirsan Ciidamada Koofur Galbeed gaar ahaan kuwa Gaarka ah ee Koofur Galbeed. Askariga Maanta Xukunka Dilka ah lagu Fuliyay ayaa horay u dilay Nin Oday ah,waxaana uu dhaawacay Labo Wiil uu dhalay Ninka la dilay. Shalay ayey aheyd Markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-04-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-04-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:–  Maxamed Xasn Qeys   iyo  Xaawo Luul Cabdulle Cubeyd:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Duqeyn Diyaaradeed oo Xalay ka dhacday Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya

Duqeyn Diyaaradeed oo Xalay ka dhacday Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya

War-gaduud–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xalay Diyaarado Dagaal ay Duqeeyeen,waxaana halkaas la sheegay in Saldhigyo ay ku lahaayeen dagaalameyaasha Al-shabaab. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Dhowr Gantaal ay Diyaaradahu ku dhufteen Goobo la sheegay in ay joogeen Dagaalameyaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Diyaaradaha Duqeynta Fuliyay ayaan la ogeyn illaa hadda Wadanka laga leeyahay,waxaana sidoo ...

Read More »

Wada-hadaladii Galmudug iyo Ahlusunna oo u muuqda kuwo Fashilmay

Wada-hadaladii Galmudug iyo Ahlusunna oo u muuqda kuwo Fashilmay

Muqdisho–KNN– Wada-hadalkii Magaalada Muqdisho uga Furmi lahaa Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca ayaa lagu waday in la soo gaba gabeeyo 24-kii Bishaan oo ku Ekeyd Xalay Saq-dhexe,balse ma dhicin wax wada hadal ah oo dhexmaray Labada Dhinac. Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo Xalay lagu Wareystay Barnaamijka Xogwareysi ee ka baxa KNN ayaa sheegay in wada-hadalka in ay ...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta mar kale Toogasho ka fulineysa Baydhabo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta mar kale Toogasho ka fulineysa Baydhabo

Baydhabo–KNN– Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay Maanta mar kale ridi doonto Xukun Dil Toogasho ah. Inkastoo aan weli la heyn Tirada Dadka ay Maxkamaddu Tooganeyso iyo waxa ay kala yihiin ayaa waxey ku soo aadeysaa Xilli Shalay Maxkamadda Ciidamada ay Baydhabo ka Fulisay Xukun Dil ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta u dhoofaya Dalka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta u dhoofaya Dalka Turkiga

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxmed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ay u dhoofaan Wadanka Turkiga,waxaana ay halkaas wada hadalo kula yeelan doonaan Madaxda Dowladda Turkiga. Ujeedka Rasmiga ah ee Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagayo Wadanka Turkiga lama oga,waxaana Wararka qaar ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Erdogan ay ka wada hadli ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=04=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=04=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Axmed Cabdullahi Cusmaan iyo Maxamed Xasan Qeys ;- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-  

Read More »

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka

Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya ay ku Dagaalameen Al-shabaab oo isku Khilaafay in ay Daacish ku biiraan iyo in ay ka sii mid ahaadaan Ururka Al-qaacida. Sirdoonka Kenya ayaa sidoo kale Tilmaamay in Dagaalameyaal ka tirsan Shabaab ay ka baxsanayaan Shabaabka dhaxdooda,waxaana ay Xuseen in ay Cabsi ka qabaan in Kenya ay Gudaha u soo galaan. ...

Read More »