Home / Somali News (page 30)

Category Archives: Somali News

Dhageyso:- AMISOM”ma ogin Amarka ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir”

Dhageyso:- AMISOM”ma ogin Amarka ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir”

Muqdisho–KNN–Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo  warbaahinta  la hadlay ayaa ka faah faahiyay sida ay u arkaan fAmarkii Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ciidamda AMISOM uga Mamnuucay Wadada makka Al-Mukarama . Afhayeenka AMISOM ayaa Xusay in Maamulka Gobolka Banaadir uusan ku soo War gelin Amarka ay ku soo rogeen oo ah in Gaadiidka Qafilan Ee AMISOM ay isticmaalaan Wadada Maka ...

Read More »

Kuuriyada Koonfureed oo dooranaysa madaxweyne fadeexaddii ka dib

Kuuriyada Koonfureed oo dooranaysa madaxweyne fadeexaddii ka dib

Codbixiyayaasha Kuuriyada Koonfureed ayaa codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinnimada dalkaasi, taasoo xilligeeda laga soo hormariyay ka dib markii xukunka laga riday madaxweyne Park Geun-hye. Moon Jae-in oo u janjeera afkaarta bidixda ayaa ugu cadcad musharraxiinta tartamaya, waxana kusoo xigga Ahn Cheol-soo. Doorashadan ayaa si gaar ah isha loogu hayaa, maadaama xilligan ay taagan tahay xiisadda Kuuriyada Waqooyi. Mr Moon ayaa ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 09-05-2017

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 09-05-2017

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diini Farax iyo Maxamed Axmed Maxamuud:- Farsamadii:Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

War deg deg ah: Ciidamo Gurmad ah oo ku sii jeeday Deegaanka Goof-gaduud ee G/Baay oo la qarxiyay.

War deg deg ah: Ciidamo Gurmad ah oo ku sii jeeday Deegaanka Goof-gaduud ee G/Baay oo la qarxiyay.

Goof-gaduud-KNN- Ugu yaraan 6 askari ayaa ku dhintay in kabadana waa ay ku dhaawacmayn Miino dhulka lagu aasay oo maanta ku qaraxday Gaari Ciidan oo ay saarnaayeen Ciidan gurmad ah oo ku sii jeeday deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay oo ku dagaalameyn Dowlada iyo Al-shabaab. Ciidankaan dhintay ayaa laga diray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka si ay u caawiyaan Ciidan ...

Read More »

Macalinkii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya oo xalay geeriyooday

Macalinkii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya oo xalay geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Tababarihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya Macalin Xuseen Cali Cabdulle oo loo yaqaanay (Coonka). Marxuumka ayaa muddooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay, waxaana ugu dambeyn xalay saqdii dhexe uu ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla degmada Shibis   Allaha u naxariistee Xuseen Coonka ayaa dhashay sanadkii 1946, waxaa uu u soo ciyaaray kooxo ...

Read More »

Al-shabaab oo sheegtay in ay Goof-gaduud ku dileen 17 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda

Al-shabaab oo sheegtay in ay Goof-gaduud ku dileen 17 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda

Goof-gaduud–KNN–Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa sheegay in ay Dileen 17 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya markii ay Dagaal Xoogan ay ku soo qaadeen Degaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay. Afhayeenka Al-shabaab dhanka Howlgalada C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa sheegay in Dagaalka ay ku qabsadeen Goofgaduud ay ku dileen 17  Askari Hub iyo Gaadiidna ay ku furteen. ...

Read More »

Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay Deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay.

Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay Deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay.

Baydhabo-KNN- Wararka naga soo gaarayo deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Bay ayaa soo sheegayo in Al-shabaab Dagaal Saacado badan qaatay ay kula wareegeyn Deegaankaasi. Dagaalka ayaa dhashay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeyn Saldhigii Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay. Dhinaca kale Al-shabaab ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ku dileen 17 askari oo ka tirsanaa milatariga Soomaaliya ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Qaar kamida Madaxda Maamul Goboleedyada oo London u duulay

Madaxweyne Farmaajo iyo Qaar kamida Madaxda Maamul Goboleedyada oo London u duulay

Muqdisho–KNN– Madaxweynhaa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow u Dhoofay Magaalada London ee Caasimadda Britain si ay uga qeyb galaan Shirka 11-ka Bishaan ka Furmi doona Magaalada London ee looga hadli doono Arrimaha Soomaaliya. Diyaaradda Madaxweynaha Soomaaliya uu raacay waxaa kale oo sii raacay Madaxweyneyaasha Galmudug,Koofur Galbeed iyo Hirshabelle. Horay London waxaa u gaaray Madaxweyneyaasha ...

Read More »

Gaadiidka AMISOM oo laga Joojiyay isticmaalka qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama

Gaadiidka AMISOM oo laga Joojiyay isticmaalka qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama

Muqdisho-KNN- Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo saaray Amar lagu joojinaayo Isticaamlka Gaadiidka AMISOM wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama taas oo marar badan ay dhib ugu geystayn dadka shacabka ah. Taabid ayaa sheegay in aysan Ciidanka AMISOM Maalintii oo dhan istcmaali karin laga bilaabo Sayidka ilaa Banaadir halkaas oo ah meelaha ugu mashquulka badan wadada Maka ...

Read More »

Amarkii Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay ka dhaqan galay degmada Afgooye.

Amarkii Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay ka dhaqan galay degmada Afgooye.

Afgooye-KNN- Suuqyada iyo Gaadiidka Afgooye ayaa saakay laga qaadin wax canshuur kadib Amarkii shalay ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in la joojiyo Gabi ahaanba Canshuurta Degmada Afgooye ilaa Amar danbe. Dadka ku Ganacsada degmada Afgooye ayaa KNN u sheegay in aysan Saakay Arkin Ciidanka ka tirsanaa Maamulka Degmada ee Canshuurta ka qaadi jiray Goobaha Ganacsiga iyo Gaadiidka taas ...

Read More »