Home / Somali News (page 4)

Category Archives: Somali News

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab oo Xalay Weerar ku Qaaday Degmada Baraawe.

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab oo Xalay Weerar ku Qaaday Degmada Baraawe.

Baraawe–KNN–Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalo xeebeedka Baraawe oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.   Weerarkan oo ahaa mid xooggan ayaa Al-Shabaab waxay dhowr jiho ka weerartay degmadaas, iyadoo gudaha u gashay sida dadka deegaanka xaqiijiyeen. Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa meelaha ay ka weerareen Baraawe ka mid aheyd dhanka Xeebta, iyagoo gaaray illaa saldhiga magaalada. Guddoomiyaha degmada Baraawe Cumar Madoobe ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:– Maxamuud Cismaan Warsame iyo Xasan Maxamed Aweys :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (22=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (22=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamuud Cismaan Warsame iyo Ismaanciil Xaaji :- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-  

Read More »

Duqeyn 33 Qof ku Dishay Dalka Syria

Duqeyn 33 Qof ku Dishay Dalka Syria

Hay’ad la socota dagaalka dalka Syria ayaa sheegtay in duqeyn la rumeysan yahay inay fuliyeen isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ay 33 qof ku dishay iskuul u dhow magaalada muhiimka ah ee Raqqa. Kooxda la socodka xuquuqda aadanha ee Syria waxa ay sheegtay in weerarka uu xilli hore maalintii talaadada ka dhacay xaafadda al-Mansoura, islamarkaana iskuulka la weeraray uu gabbaad u ...

Read More »

Tijaabo gantaal oo ka ‘fashilmay’ Kuuriyada Woqooyi

Tijaabo gantaal oo ka ‘fashilmay’ Kuuriyada Woqooyi

Gantaal ay tijaabin lahayd Kuuriyada Woqooyi ayaa fashilmay, sida laga soo xigtay waaxda difaaca ee dalka ay deriska yihiin ee Kuuriyada Koonfureed. Tijaabada madaafiicda ayaa lagu sameeyay magaalada xeebta ku taalla ee Wonsan, balse macadda tirada gantaallada la tijaabiyay iyo noocyada ay ahaayeen. Qaradama Midoobeey ayaaa Kuuriyada Woqooyi ka mamnuucday tijaaabada gantaaallada iyo nukliyerka. Sikastaba, maamulka Pyongyang wuxuu si joogto ...

Read More »

Haweenay Sedex Mataano ah ku Dhashay Wado ku taala Degmada Kaxda.

Haweenay Sedex Mataano ah ku Dhashay Wado ku taala Degmada Kaxda.

Muqdisho–KNN–Hooyadan ayaa degmada Kaxda oo ka mid ah deegaanada ay kusoo barakeceen dadka abaarta ay soo gurya bixisay waxay ku Umushay 3 Caruur Mataano ah kuwaas oo labo ka mid ah ay geeriyiiden wax yar uun ka dib markii ay dhasheen iyagoo nool. Hooyadan ayaa lagu magacaaba Mako Xuseen Mukhtaar waxaana waxaana  hadda la jiifiyay mid ka mid ah Xarumaha caafimaadka, ...

Read More »

Qaxooti Soomaaliyeed Oo Kasoo Laabtay Xeradda Dhadhaab.

Qaxooti Soomaaliyeed Oo Kasoo Laabtay Xeradda Dhadhaab.

Dhadhaab–KNN–Waxaa Dib U bilowday Dib u Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Kunool Xerrada Qaxootiga Ee Dhadhaab Waxaana Isbuucaan Dib Loo soo Celiyay 850 ruux Oo Soomaali ah. U qaabilsanahay Xafiiska UNHCR ee Xagardheer Ayaa sheegay In Ku Dhawaaad 7,000 Ruux laga Soo Celisay Sanada 2017 dalka Kenya Qorshuhuna Waxaa uu Yahay in 79,000 oo Qaxooti ah ay Dalkooda Dib Ugu Soo ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diin Faarax iyo Xaawa Cabdulle Cubeyd:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-   Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Booliska Kenya oo Al-shabab ka baadi goobaya Dhadhaab

Booliska Kenya oo Al-shabab ka baadi goobaya Dhadhaab

Dhadhaab–KNN–Booliska dalka Kenya ayaa ka baaraya xerada Dhadhaab ay ku jiraan qaxooti badan oo Soomaali ah macalimiin la sheegay in halkaasi ay ku haystaan dagaalamayal ka tirsan Al-shabab kuwaasi oo la tilmaamay in la haysto laba todobaad. Madaxa Booliska Gonolka Waqooyi Bari Aaron Moriasi ayaa saxaafada u sheegay in ay jiraan shakiyo ku aadan lahaystayaasha in lagu dhe haysto xerada Dhadhaab ...

Read More »

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo kasoo Horjeestay Xukuumadda Cusub.

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo kasoo Horjeestay Xukuumadda Cusub.

Muqdisho–KNN– Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Ee Soomaaliya ayaa kasoo Horjeestay Xukuumadii uu Shalay Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyagoo ku hanjabay in aanay codka kalsoonida siin doonin. Xidhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Xukuumada Cusub , ayaa sheegay inay codka kalsoonida aanay siin doonin Gollaha Wasiirada Cusub. Xildhibaanada Oo Gaaraya Illaa 68 Xildhibaan ...

Read More »