Home / Somali News (page 5)

Category Archives: Somali News

Banaanbixii Maanta Lafilaayay in uu ka Dhoco Muqdisho oo Baaqday.

Banaanbixii Maanta Lafilaayay in uu ka Dhoco Muqdisho oo Baaqday.

Muqdisho–KNN–Waxaa Maanta Baaqday Banaanbax Lafilaayay In Uu ka Dhoco Magaalada Muqdisho kaasoo Lagu Waday in Tageero Loogu Muujiyo Xukuumada Uu Shalay Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasana Cali Kheyre. Waxaana Sababta Uu u Baaqday Dibadbaxaasi lagu Micneeyay Qarixii Shalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan inta U dhaxeysa Tiyaatarka iyo Hooyooyinka iyadoo Qaraxaasi uu Ka dhashay Khasaaro isugu Jira Dhimasho iyo ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta u Ambabaxaaya Dalka Kenya.

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta u Ambabaxaaya Dalka Kenya.

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah ku tagi doono.   Booqashadan ayaa ah tii u horeysay ee uu mid ka mid ah dalalka deriska ah ku tago, sidoo kale waa safarkii labaad oo uu dalka dibaddiisa ah, tan iyo markii xilka loo doortay bishii February ee sanadkan. ...

Read More »

Banaanbax Lagu Taageeraayo Wasiirada La Magacaabay Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho.

Banaanbax Lagu Taageeraayo Wasiirada La Magacaabay Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho.

Muqdisho–KNN–Bananbax balaarana yaa lagu wadaa in uu Maanta ka dhaco Magaalada Muqdisho kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Banaadir. Dibadbaxa waxaa lagu taageerayaa Xukuumada Cusub ee R/wasaare Kheyre shalay uu magacaabay waxaana banaanbaxa ka soo qeybgalaya Masuuliyiin ka tirsan Mamaulka Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxaa ka soo qeyb galaya Qeybaha kala duwan ee ururada Bulshada ee ku dhaqan ...

Read More »

R/Wasaare Kheyre Oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Shalay Ka Dhacay Irrida Hore Ee Tiyaatarka.

R/Wasaare Kheyre Oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Shalay Ka Dhacay Irrida Hore Ee Tiyaatarka.

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay Wehliyaan Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Caawa Booqday Cisbitaalada la Dhigay Dadkii Ku Dhaawacmay Qarax Naftii Halignimo ah oo Maanta Kooxda Xagjirka ah ee Al-shabaab Al-qaacidda la beegsadeen Difaaca ay Ciidamada Ammaanku ku leeyihiin Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada National Theater magaalada Muqdisho. Cisbitaalada uu booqday Ra’iisul ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-03-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-03-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Axmed Tuuryare iyo Xasan Maxamed Aweys :- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:–

Read More »

Maxkamadda ICC oo maanta xukun ku rideysa Jean-Pierre Bemba

Maxkamadda ICC oo maanta xukun ku rideysa Jean-Pierre Bemba

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Congo Jean-Pierre Bemba ayaa lagu wadaa maanta in ay xukun ku riddo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee ICC, kaddib markii ay maxkamaddu ku heshay dambi ah in uu laaluushay markhaatiyada maxkamaddaasi. Bemba ayaa waxaa horey loogu xukumay 18 sano oo xabsi ah oo uu ku muteystay dambiyo dagaal iyo kuwo ka dhan ah ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21=03=2017)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21=03=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo Maxamed Qeys Xasan Maxamed:- Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye:-

Read More »

War Deg-deg ah; Qarax goor dhow ka dhacay Agagaarka Tiyaatarka.

War Deg-deg ah; Qarax goor dhow ka dhacay Agagaarka Tiyaatarka.

Qarax Loo Adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Ayaa Goor Dhow Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Tiyaatarka Waxaana Qaraxaasi Ka Dhashay Dhimasho Iyo Dhaawac. Waxaana Gurmad Wada Gawaarida Ambalaasta Oo Halkaasi Ka Daad Gureyneysa Dadkii Ku Dhaawaacmay Qaraxaasi. Qaraxaan ayaa kusoo Aadaya kadib ku Dhawaaqidii uu Maanta ku Dhawaaqay Ra’iisu Wasaaraha Xukuumada Federaalka Ee Soomaalia Gollihiisa Wasiirada. Goobta uu ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo xilal kale

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo xilal kale

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo la taliyaal. Halkaan  ka Akhriso magacyada masuuliyiinta la magacaabay. 1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada 2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda. 3. Maxamed ...

Read More »

Qarax Dad Badan ay Ku dhinteen Oo ka dhacay Magaalada Baghdad.

Qarax Dad Badan ay Ku dhinteen Oo ka dhacay Magaalada Baghdad.

Qarax baabuur ayaa ugu yaraan 23 qof ku dilay islamarkaana 45 kale ku dhaawacay xaafadda Amil ee koonfurta galbeed ee magaalada Baghdad, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Ciraq. Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan oo xalay dhacay. Kooxda mintidiinta ah ayaa weeraro midkan la mid ah ka fuliyey Baghdad iyo magaalooyin kale, xilli awooddoodii magaalada Mosul ay sii yaraaneyso. Dagalayahanada ...

Read More »