Home / Somali News (page 53)

Category Archives: Somali News

War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo Goor dhow ka dhacay Muqdisho

War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo Goor dhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho–KNN–Qarax Xoog leh ayaa Goor dhow ka dhacay Isgoyska Kaawo Godey ee Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Gaari Nuuca Xamuulka qaada ah,waxaana halkaas ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac badan. Illaa 1o Qof dad ka badan ayaa ku dhintay Qaraxa,waxaana ku  dhaawacmay in ka badan intaas. Wararka qaar ayaa sheegaya in Dhimashadu ay ka badan ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (19-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (19-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diini Faarax iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo AMISOM kala hadlay in Dagaalka Shabaab lagu soo Afjaro 2 Sano

Madaxweynaha Soomaaliya oo AMISOM kala hadlay in Dagaalka Shabaab lagu soo Afjaro 2 Sano

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha somalia maxamed cabdulahi farmaajo ayaa la kulmay madaxa howlgalka amisom iyo safiirada AU u fadhiya Somalia waxana diirada lagu saaray kulankoodi amaanka iyo xasilonida dalka. Madaxweyne frmaajo ayaa u sheegay Mas,uuliyiinta in loo bahan yahay in ciidamada qaranka somaliyed iyo amisom ay iska kashadaan dagaalka Al-shabab loona bahan yahay mudo laba sano gudahooda in lagu so afjaro dagaalka Al-shabab ...

Read More »

Dhageyso:- Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Galmudug oo ka hadlay Dib u dhaca Doorashada

Dhageyso:- Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Galmudug oo ka hadlay Dib u dhaca Doorashada

Cadaado–KNN–Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay Dib u dhaca ku yimid  Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu waday in Maanta lagu qabto  Magaalada cadaado. Xareed Cali Xareed  ayaa sheegay in Saacadaha soo socda ay shaacin doonaan Xiliga rasmiga ah ee ay qabanayaan Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Dhowr jeer ayey ...

Read More »

Dhageyso:-Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in Wariye Coldoon uu yahay Xag jir Halis ku ah Somaliland

Dhageyso:-Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in Wariye Coldoon uu yahay Xag jir Halis ku ah Somaliland

Hagreysa–KNN–15-kii Bishaan ayey aheyd Markii Ciidamada Somaliland ay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa ay ku xireen Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Saxafiyiinta Caanka ka ah Degaanada Somaliland  sidoo kale ka shaqeeya Arrimaha Samafalka . Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan C/llaahi Saxardiid oo la hadlay Warbaahinta ayaa markii ugu horeysay Tafaasiil ka bixiyay Xariga Wariye C/maalik Muuse Coldoon. Wasiir Saxardiid ...

Read More »

Dhageyso:- Taliye ku xigeenka NISA oo Ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo Uu Tayeeyo ciidamada Dowlada.

Dhageyso:- Taliye ku xigeenka NISA oo Ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo Uu Tayeeyo ciidamada Dowlada.

MUQDISHO–KNN– Taliye ku xigeenka Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Cabdisalaan Guuleed oo lahad layay Idaacada Kulmiye ayaa Waxa uu sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ay horyaalaan howlo fara badan. Waxaana sidoo kale sheegay in uu Madaxweyne Farmaajo tayeeyo Ciidamada Dowlada Soomaliya isla markaana Loo kordhiyo Mushaaraadka Ay leeyihiin si Ay ula wareegaan Goobaha ay hada ku sugan yihiin ...

Read More »

Dhageyso:- Maxkamada Lascaanood oo Xukun ka soo saartay Kiis Wiil lagu Muransanaa.

Dhageyso:- Maxkamada Lascaanood oo Xukun ka soo saartay Kiis Wiil lagu Muransanaa.

Lascaanood–KNN– Dacwadaan oo mudadii Dambe kasocotay  Magaalada Lascaanood Ayaa waxaa ay udhaxeysay Sedex Qoys  Oo isku haystay  wiil yar oo Da’diisa  lagu sheegay in ay tahay 12jir  waxaana maxkamad kutaala Magaaladaasi Lascaanood ay Kasoo saartay Go’aan ku aadan Reerka xaqa uleh ee wiilkaani yar dhashay. Ugu dambentii ayaa maxkamada  waxa ay ku dhawaaqday Baaritaan dheer kadib in wiilka yar ay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-02-2017)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-02-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Xaawo luul iyo Xasan Maxamed Aweys:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:-

Read More »

Dhageyso: Taliska Nabad Sugidda Galmudug oo Markii ugu horeysay ka hadlay Howlgalkii Koofurta Mudug

Dhageyso: Taliska Nabad Sugidda Galmudug oo Markii ugu horeysay ka hadlay Howlgalkii Koofurta Mudug

Gaalkacyo–KNN–Taliska Nabad Sugidda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Howlgallo Ciidamo is garabsanaya ay ka Fuliyeen Koofurta Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug. Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug Saadaq Cumar Xasan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Howlgalka Ujeedkiisu uu ahaa la dagaalanka Al-shabaab iyo Burcad Badeeda ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug islamarkaana sidoo kale ...

Read More »

QM Oo ka digaysa Macluul kusoo wajahan Caruurta Soomaaliyeed.

QM Oo ka digaysa Macluul kusoo wajahan Caruurta Soomaaliyeed.

Muqdisho–KNN–QM ayaa ka digeeysa in Kumanaan Caruur Soomaaliyeed ah ay Nafaqo Darro Soo wajeheeyso Sanadkaan, waxaa kujira 185, 000 kuwaas oo u bahan Tageero Dag- Dag ah oo Noloshooda lagu Badbaadinayo Si looga Hortago Musiibo Banii adannimo oo weeyn, QM waxaa ay ku baaqeeysaa in la Dadajiyo Taageeradda Banii aadanimo ee Dalka. Meelaha Sida Ba’an ay Abaaruhu usaameeyeen Dhinaca Koofureed ...

Read More »