Home / Keydka Sawirada / Daawo Sawirada Al-shabaab oo soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidanka DFS oo hadda diyaar u ah in ay Shabaab u Dagaalamaan

Daawo Sawirada Al-shabaab oo soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidanka DFS oo hadda diyaar u ah in ay Shabaab u Dagaalamaan

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa qeybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool ku soo bandhigay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in ay horay isugu soo dhiibeen.

Ciidankaan oo Shabaab ay u xireen Dhar isku Eg,ayey sheegeen in ay hadda Waxbarasho ka heleen Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab islamarkaana ad Diyaar u yihiin in Shabaab ay u dagaalamaan.

Saraakiil ka tirsan Shabaab ayaa sheegay in Ciidankaan hadda ay soo qaateen Waxbarasho u socotay Mudo Saddec Bilood ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.