Home / Keydka Sawirada / Daawo Sawirada Saameynta Roobkii ka da’ay Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada Saameynta Roobkii ka da’ay Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Iyadoo Roob aad u Xoogan uu Xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa Roobka waxaa uu saameyn ku yeeshay Qeybo badan oo ka mida Magaalada Muqdisho,waxaana ku Dumay Guryo aad u badan,iyadoo Wadooyin Muhiim ah ay qaarkood Burbureen,kuwana ay Biyahu Gooyeen ama xireen.

Sidoo kale illaa Afar Qof ayaa la Xaqiijiyay in ay ku dhinteen Roobka kadib markii Guryahooda ay ku soo Dumeen qaarna uu daad qaaday.

Sawiradaan waa ka soo horjeedka Jaamacadda Soomaaliya oo ku taal inta u dhaxeysa Baar u bax iyo Warshaddii hore ee Tarakha iyo Sigaarka ee Magaalada Muqdisho.

Xaquuqda Sawirada Axmed Abshir Geedi

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.