Home / Keydka Sawirada / Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Madaxwaynaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu caasumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis Aala Sucuud.

Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad kusoo dhaweeyay Amiirka Riyaad, Amiir Faysal Bin Bandar Ibnu Cabdicasiis,Safiirka Soomaaliya ee Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle,wasiirka arrimaha dibadda DFS mudane Cabdisalaan Hadliye iyo diplomaasiyiin safaarada ka tirsan

Madaxwayne Farmaajo iyo Boqorka Sucuudiga Salmaan waxay cutubyo ciidanka qaranka Sucuudiga ka tirsan salaan sharaf uga qaateen madaxtooyadda.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.