Home / Keydka Sawirada / Daawo Sawiradda Wiil yar oo ku Gubtay Qarax ka dhacay Muqdisho oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

Daawo Sawiradda Wiil yar oo ku Gubtay Qarax ka dhacay Muqdisho oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

Muqdisho–KNN–Cabaas Xassan Gacal waxa uu ku dhaawacmay Qarixii dhawaan ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Amniga ama Xarunta Gudiga Olimpic-kada Soomaaliyeed.

Sida ka muuqata Cabaas waa uu Gubtay, waxa uuna u baahanyahay Daryeel Caafimaad oo Dibadda ah.

Reer ahaan Cabaas waa uu Danyaryahay, haddana Hooyadii ayaa Isbitaalka ku heysa.

Walaalayaal maanta Waxa uu u baahanyahay Cabaas in aan u gurmano, Sikasta iyo Noockasta.

Fadlan wixii caawimaad ah la xiriir 0615285710 hooyo Asli Daahir oo ah cabaas hooyadii Ama Radio Kulmiye anaga ayaa Xariirin doonee.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.