Home / Somali News / Daawo:- Somaliland oo Isbitaalka Guud ee Hargeysa ku Wareejisay Maandooriyaal Halis ah

Daawo:- Somaliland oo Isbitaalka Guud ee Hargeysa ku Wareejisay Maandooriyaal Halis ah

Hargeysa–KNN–Guddoomiyaha Maxkamadda Magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Maandooriyaal halis ah oo lagu qabtay Dad Isticmalayay islamarkaana dadka ka iibinayay in hadda lagu waereejiyay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa.

Maandoriyahaan oo lagu Magacaabo Isbiirtada ayaa 124 Liitar,waxaana hadda lagu daweyn doonaa Bukaanada ku jira Isbitaalka Guud ee Hargeysa.

Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka Guddoomiyaha

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.