Home / Somali News / (DAAWO) Xukunkii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay saakay Fulisay.

(DAAWO) Xukunkii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay saakay Fulisay.

Muqdihso-KNN- Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Shuute ayaa ,aanta ku dhawaaqay go’aankii ay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ka gaartay ciidankii dilka u geestay Wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukumada Soomaaliya Marxuum Cabaas Shiikh Siraaji.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.