Home / Somali News / Dagaal beeleed Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobalka Mudug.

Dagaal beeleed Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN- Dagaal u dhaxeeya laba meeleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay deegaanka Balli-busle oo ku yaala wuqooyi bari ee Gobalka Mudug waxaana wali ka taagan xiisad dagaal.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay labo qof oo ka mid ahaa dadkii maleeshiyada dagaalantay ahaa waxaana ku dhaawacmay tiro kale.

Maleeshiyada dagaalameysa ayaa dhowr jeer halkaasi ku dagaalamay waxayna ka soo kala jeedaan Wuqooyiga iyo Koofurta Magaalada Gaalkacyo oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.