Home / Barnaamijyo / DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka Habeenkii 23aad (17 06 2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka Habeenkii 23aad (17 06 2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Taariikhda Dalka iyo Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Benaadir. Caawa waxaa ku tartamayay Degmadda Deyniile iyo Aryaa Tanoo kale Arkay  kadib markii Lawaayay Degmadda Waaberi oo cawa lagu balansaa in ay la dheesho dhigeeda kale ee Deyniile Waxaana Cawa badiyay Aryaa Tanoo kale Arkay oo ah Majaajiliistayaasha Idaacadda Waxa ay ku badiyeen 18 Dhibcood.

Farsamadii :- Yahye Muktar Elmi

Halkaan Riix Si aad u Dhageysato Barnaamijka Tartanka.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.