Home / Barnaamijyo / DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 23 aad (18-06-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 23 aad (18-06-2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir  oo ay taaba galineyso Jaamacada Jobkey waxana Su,aalaha soo diyaariyay Dugsiga Xisaabaadka iyo Ganacsiga Adult. Maanta waxaa ku tartamay Dugsiyada Aqsa  iyo Anas Bini-Maalik waxaa ayna Guusha Raacday Dugsiga Anas Bini-Maalik asigoo  helay Dhibcood.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Riix  Si Aad U Dhageysato Barnaamijka oo dhameystiran:-

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.