Home / Barnaamijyo / DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 24 aad (19-06-2017)

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir Maalinkii 24 aad (19-06-2017)

Muqdisho–KNN–Aqristayaasheena ku xiran Webkeena Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Gobalka Banaadir  oo ay taaba galineyso Jaamacada Jobkey waxana Su,aalaha soo diyaariyay Dugsiga Xisaabaadka iyo Ganacsiga Adult. Maanta waxaa ku tartamay Dugsiyada Al Musamil  iyo Halgan waxaa ayna Guusha Raacday Dugsiga Al Musamil  asigoo  helay 13 Dhibcood.

Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Riix  Si Aad U Dhageysato Barnaamijka oo dhameystiran:-

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.