Home / Somali News / DHAGEYSO-: Dad isku dilay Toorey kadib muran dhul oo ku dhex maray deegaanka Ceelasha Biyaha.

DHAGEYSO-: Dad isku dilay Toorey kadib muran dhul oo ku dhex maray deegaanka Ceelasha Biyaha.

Muqdisho- KNN- Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay 2 kalane waa ay dhaawacmayn kadib muran dhul oo dhex maray dadkaasi oo ku sugan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada muqdisho.

Goob joogayaal ku sugan deegaankaasi ayaa KNN usheegay in 2 nin ay dhintayn kadib markii ay isku dhuftayn Toorey waxaana mid ka mid ah ku dhintay goobtaasi halka qofka kalane uu ku dhintay Cisbitaal ku yaala deegaankaasi.

Dhinaca kale waxaa dhaawac uu soo gaaray 2 wiil ay kala dhalayn 2 oday ee dhintay waxaana laga deyrinayaa Xaladooda Caafimaad, Ciidan ka tirsan kuwa maamulka Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa ku baxay dagaalkaasi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.