Home / Somali News / Dhageyso:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Fulisay Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta

Dhageyso:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Fulisay Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta

Muqdisho–KNN– Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ka tirsan Al-shabaab oo ahaa Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari 27-kii November ee Sanadkii hore 2016.

Kuxigeenka Xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Kabtan Muxuyadiin Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday C/qaadir Cabdi Xasan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.