Home / Somali News / Dhageyso_ 10 Qof oo Xanuunka Shuban Biyoodka ugu dhintay Degaanka Xarfo

Dhageyso_ 10 Qof oo Xanuunka Shuban Biyoodka ugu dhintay Degaanka Xarfo

Xarfo–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Xarfo ee Waqooyiga Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka islamarkaana uu soo ritay Dad ka badan 100 Qof oo isugu jira Carruur iyo Haween.

Guddoomiyaha Xarfo Bashiir Macalin oo Saxafadda la hadlay ayaa sheegay in ugu yaraan 10 Qof oo isugu jira Dad waa-weyn iyo carruur ay Xanuunkaas u dhinteen,iyadoo Dad kale oo 100 ku dhow la jiifaan Xanuunka Shuban biyoodka.

Guddoomiyaha degaanka Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay Maamulka Puntland iyo Hay’addaha Caafimaadka in ay Deg Deg u soo gaaraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.