Home / Somali News / Dowladda Soomaaliya oo digniin ujeedisay Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq.

Dowladda Soomaaliya oo digniin ujeedisay Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq.

Muqdisho-KNN- War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasaaradda Arimaha Diinta iyo Owqaafta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah shacabkana loogu baaqayo in ay ka fogaadaan kooxdaasi.

Xukumadda Soomaaliya ayaa ugu digtay kooxdaasi in ay sameeyaan kulamo iyo isku imaatin, sidoo kale Dowladda ayaa ugu digtay kooxdaasi in ay soo saaraan war-saxafeedyo danbe.

HALKAAN KA AQRISO WAR-SAXAAFADEED-KA 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.