Home / Somali News / Feysal Cali Waraabe”Magaca Somaliland waa la badalayaa”{DHAGEYSO}

Feysal Cali Waraabe”Magaca Somaliland waa la badalayaa”{DHAGEYSO}

Burco–KNN– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa Markii ugu horeysay sheegay in ay socdaan Qorshe lagu badalay Magaca Maamulka Somaliland islamarkaana Magac kale loo guuri doono.

Feysal Cali Waraabe ayaa intaas ku daray in Shir looga Arrinsanayo Magac ka badalidda Somaliland uu ka dhici doono Magaalada Hargeysa,balse ma sheegin Magaca loo bixin doono Somaliland,haddii Magaca laga badalo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.