Home / Keydka Sawirada / Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo dib loo Howlgeliyay”Sawiro”

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo dib loo Howlgeliyay”Sawiro”

Hobyo–KNN–Waxaa  dib loo howlgaliyey garoonka diyaaradaha Magaalada xeebeedka Hobyo, garoonkan uu dhisay gumeystihii Talyaaniga ayaa dib loo howlgaliyey, kadib markii  dayactir lagu sameeyey dhabaha diyaaradahu ku ordaan, waxaana mashruucan maalgaliyey  Bulshada Hobyo iyo Hay’adda SSF.

Wasiirka  Gaadiidka cirka iyo  dhulka Maamulka Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Hobyo, waxaana diyaaradda Starsom ay maanta bilowday duulimaadyo Muqdisho  iyo Hobyo ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.