Home / Keydka Sawirada / Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho yimid”Sawiro”

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho yimid”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho  ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeyaan Maamulka Gobolka Banaadir si loo Xasiliyo Ammaanka Gobolka Banaadir.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.