Home / Barnaamijyo / DHAGEYSO:Faallo la magic baxday “Xabsiyada dunida xabaalo aan la ogeeyn” W/D:Cumar Tiijar

DHAGEYSO:Faallo la magic baxday “Xabsiyada dunida xabaalo aan la ogeeyn” W/D:Cumar Tiijar

Muqdisho—KNN–Lama jecla dhawaqa risaasta noole kasta oo dunida dulsaarana sooma dhaweeyo dhawaaqa rasaasta waayo waxa uu dareensan yahay in meesha qoriga ku bataahi uu dadku ku yaraado ama noolahaba.

Dadka soomaalida waxa ay u qeeyb sameen dhoowr qeeybood oo kala aaday dalka gudihisa iyo dibadiisa si ay u maareeyaan noloshooda.

Waxaa jira qeeyb xisaabtaba aan lagu darin oo ay ku dhacday nasiib daradii ugu weeyneeyd kadib markii la dhex jiifiyay xabsiyda dunida.

Sidoo kale waxaa ayaandaro ay ku habsatay qeeyb soomaalida ka mida oo iyagana sida xoolaha loo dhaqdo loona raacdo.

Doowlada soomaaliya ayaa calaamad su,aal l saaran tahay sababta aanay xilka isaga saareeyn wax u qabashada maxabuusta macluusha lagu hilmaamay.

Halkaan ka dhageyso Faallada oo dhameystiran waxaana soo jeedinaya Cumar Tiijar

Scroll To Top
AWSOM Powered