Home / Barnaamijyo / Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga ah oo sii Dabar go’aysa{WARBIXIN DHAGEYSO}

Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga ah oo sii Dabar go’aysa{WARBIXIN DHAGEYSO}

Muqdisho–KNN–Waxii ka dambeeyey bur burkii dowladii dhaxe Soomaaliya ayna bur bureen hay’adahii dhaqaalaha dalka Soomaaaliya ma jirto dowlada control ama la socod  ku heysa  Lacagta Shilin Soomaaliga ee dalka gudahiisa laga Istimaalayo.

Marki aad tagto Suuqyada lagu ganacsado dadka badan kood waxa ay isticmaalayaan lacagaha  qalaad ee dollarka oo labo nooc kala ah lacag cadaan ah iyo mid taleefanada lagu qaato  mana loo badna isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga .

Shilinka soomaaliga oo dabar go’ ku sii socda  ayaa suuqyada ganacsiga Muqdisho waxa uu ka yahay mid aad daciif u ah istimaalkiisa ,iyadoo ay yar tahay in qof ganacsade ah uu badeecadiisa  kuugu sheego lacagta  Shilinka Soomaaliga.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka