Home / Somali News / Chelsea oo labo Rikoor ka jebisay xalay Kooxda Man City 1-0 (Daawo Sawirada)

Chelsea oo labo Rikoor ka jebisay xalay Kooxda Man City 1-0 (Daawo Sawirada)

Manchester–KNN–Kulan lawada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray kooxaha Manchester City iyo Chelsea oo kaalmaha labaad iyo seddexaad horyaalka Ingiriiska kuwada jiray waxaana kulankaasi uu ahaa mid aad ugu muhiim ahaa labada naadi mid walbo in guul ay gaarto.

Gool uu dhaliyey difaacada Xulka Sebia Ivanovic daqiiqadii 32-aad ayaa waxa Chelsea ay ku macsalaameysay Kooxda Man City oo awoodeeda muddooyinkii dambe la celin waayey.

Garoonka Etihad Stadium ayaa Man City waxay waayeen xagaagan naadi uga badiyo waxaana sidoo kale Chelsea ay jebisay rikoor ahaa in 15 Kulan oo xiriir ah oo laga badin City xalay guuldarada la dhadhansiiyey.

Halkaan ka daawo Sawirada Kulankii xalay dhexmaray Man City 0-1 Chelsea

 

article-2551120-1B2D9BCC00000578-150_634x485 article-2551120-1B2D9CA000000578-566_634x461 article-2551120-1B2DA7A100000578-172_634x423 article-2551120-1B2DAF8B00000578-705_634x417 article-2551120-1B2DBB7E00000578-68_634x318 article-2551120-1B2DBF1F00000578-959_634x372 article-2551120-1B2DC81000000578-418_634x538 article-2551120-1B2DCA2A00000578-841_634x523 article-2551120-1B2DCACE00000578-832_634x420 article-2551120-1B2DCBAA00000578-758_634x391 article-2551120-1B2DD9DA00000578-34_634x415 article-2551120-1B2DD26300000578-526_634x445 article-2551120-1B2E06FE00000578-9_634x446 article-2551120-1B2E027B00000578-937_634x482 article-2551120-1B2E222900000578-264_634x394

Scroll To Top
AWSOM Powered