Home / Somali News / Maamulka Degmada Yaaqshiid Oo Gacanta Kusoo Dhigay Rag Dhac ka Geysanaayay Degmadaasi.

Maamulka Degmada Yaaqshiid Oo Gacanta Kusoo Dhigay Rag Dhac ka Geysanaayay Degmadaasi.

Muqdisho–KNN–Ciidamada Amniga Dowlada Federaalka Soomaaliya Ayaa Gacanta Kusoo Dhigay Rag lala Xiriirinaayo In ay Dhac u geysanaayeen Shacabka Degmadaasi Kuwa Kalena La dilay.

Taliyaha n Ciidamada  Amniga Degmada Yaaqshiid Oo la Hadlay Idaacada Kulmiye Ayaa u sheegay In Ragaan ay Lakulmeen Iyagoo Dhac Kawada Degmada Isagoona intaa Raaciyay In ay Kooxihii Burcada Ahayd ay ka Dileen Hal Qof mid kalena ay Dhaawac kusoo Qabteen.

Mudooyinkii Dambe ayaa Degmada Yaaqshiid  Waxaa kusoo Batay Dhaca Loo geysto Dadka Shacabka ah Ee ku Nool Degmadaasi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.