Home / Somali News / Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Caasimadda KMG ah ee Maamulkaasi.

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Caasimadda KMG ah ee Maamulkaasi.

Cadaado-KNN- Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Dacaalle Xaaf ayaa maanta wareegto uu soo saaray Waxa uu ku magacaabay Caasimadda KMG ah ee Galmudug waxaana loo magacaabay Magaalada ay hada ku shaqeeyaan Maamulkaasi ee Cadaado.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.